1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Arrimaha Qoxootiga Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali(Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Dowladda Soomaaliya oo Wada Qorshe Lagu Taageerayo Hal Million oo Barakacayaal ah Dowladda Soomaaliya ayaa qorshaynaysa in mashruuc ballaaran oo in ka badan hal malyan oo dadka barakacayaasha ah noloshooda lagu hormarinayo sida uu sheegay wasiirka Wasaaradda qorshaynta xukuumadda Federaalka.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Ciidanka Danab oo Daawoo iyo Gargaar Gaarsiiyay Dadka Ku Nool Aagga Balidoogle Ciidanka komaandooska danab, gaar ahan ururka 161-aad ayaa daaweyn iyo baaritaanno caafimaad u sameyeen qaar kamida dadka ku dhaqan deegaanka balidogle ee hoostagta degmada walanweyn ee gobolka shabeelaha hoose.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Dowladda Pakistan oo Tarxiishay Qaxooyi Kasoo Jeeda Afgaanistaan Dowladda Pakistan ayaa lagu wadaa in ay bilowdo wajigii labaad ee qorshe muran badan dhaliyay oo qaxootiga Afgaanistaan ee aan sharciga haysan dib loogu celinayo dalkooda, kuwaas oo dalkaan soo galay markii xukunka ay qabsadeen Taliban.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Shir Ku Saabsan Arrimaha Qaxootiiga oo Ka Dhacay Magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari Waxaa magaalada Boosaaso gaar ahaan Xafiiska Duqa Degmada ka qabsoomay shir u dhexeey Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyada dowlad gobolleedka Puntland, iyo Hay’adda Qaxootiga Adduunka
2 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Hey’adda UNHCR iyo NRC oo Magaalada Qardho Ka Hirgeliyay Guryo Loogu Talogalay Qaxootiga Dawlad Gobaleedka Puntland oo kaashanaysa hay’adaha UNHCR iyo NRC ayaa 78 guri iyo musqulahooda oo ay u raacaan xarumaha bixiya adeegyada bulshada sidda caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Sirweynaha Qaxootiga oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Sadad Alio ayaa soo xiray Shirwaynaha Qaran ee Dib-u-eegista Hirgalinta Ballanqaadyadii Dowladda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Donald Trump ma Masaafurin Doonaa 20 Milyan oo muhaajiriin ah oo Soomaali ku jirto haddii mar kale la doorto? Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku aanu keeni doonin ama aysan soo gali doonin dad ka yimaada Gaza, Suuriya, Soomaaliya, Yemen, Liibiya iyo meel kasta oo khatar ku ah ammaanka dalka Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo Digniino Kasoo Saartay Saameynta Roobabka Xilli Gu’ga Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee Dowladda Faderalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay saameynta iyo dhibaatooyinka ka dhallan kara Roobab aad u xooggan oo la saadaalinayo in 8-da maalmood.