Taliska Ciidanka Booliska iyo madax ka tirsan Dowlad oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Janeraal Maxamed Yuusuf Cumar oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo masuuliyiin kala duwan ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Janeraal Maxamed Yuusuf Cumar (Madaale) oo saacado ka hor ku geeriyooday magaalada Muqdisho, ayagoo ku… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Waa kuma Diblomaasigii Hore ee Hadda Hoggaaminaya Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda? Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Xilalka uu hore u soo qabtay iyo Shaqadiisa Dowladda • Dibloomaasi (2009–2017): Cabdiqaadir Maxamed Nuur wuxuu muddo dheer ka shaqeynayay howlaha diblomaasiyadda Soomaaliya. Waxa uu…
2 daqiiqo Waa Kuma Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga? Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi Xilalka uu hore u soo qabtay iyo Shaqadiisa Dowladda • Xildhibaan Baarlamaanka Federaalka (2016–2022): Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi wuxuu ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka…
1 daqiiqo Waa kuma guddoomiyaha cusub ee Ururka midowga Afrika? Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa murashaxa dowladda Jabuuti ee guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa dhowaan ku guulaystay xilkaas, ka dib markii uu ka adkaaday Raila odinga oo mar soo noqday Ra’iisul Wasaaraha dalka Kenya.
2 daqiiqo Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho? Guddoomiyaha la magacaabay ee maamulka gobolka Benaadir mudane Maxamed Axmed Amiir, waxaa uu ku dhashay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Deyniile, waxaana uu waxbarshadiisa hoose ilaa heer jaamaceed ku qaatay Magaalada Muqdisho.
2 daqiiqo Taariikh nololeedkii Wariye Cabdirasaaq Xaaji Maxamed Siraad Waxaa saacado ka hor Isbitaal magaalada Hargeysa ku yaalla ku geeriyooday wariye Cabdirasaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ahaa saxafi rugcaddaa ah oo in ka badan 50 sano ku soo dhex jirey warbaahinta Soomaalida iyo midda caalamkaba.
2 daqiiqo Sooyaalka Shiikh Xasan Nasrallah, ninka ay Israa’iil 40-ka sano baadi-goobaysay, balse ugu dembeyn ay dishay Ururka Xisbullaahi ayaa xaqiijiyay geerida hoggaamiyahoodii Shiikh Xasan Nasrallah oo duqeymo xooggan oo ay Israa’iil ka fulisay koonfurta magaalada Beyruut ku naf waayay 27-kii bishan September.
1 daqiiqo Waa kuma Janaraal Asad Cismaan Diyaano ? madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Asad Cusmaan Cabdulaahi (Diyaano), oo badelaya Sarreeye Gaas SulubAxmed Firin oo kamid noqday Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Waa Kuma Ismaaciil Haniya Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas oo Iran Lagu Dilay? Ismaaciil Cabdisalaan Axmed Haniyah wyxuu 29 bishii January sanadkii 1962-dii ku dhashay xerada barakacayaasha Al-shati ee marinka Qasa, wuxuuna ku barbaaray, waxna ku bartay Qasa, asagoo ka baxay jaamacadda.
2 daqiiqo Waa Kuma Taliye Liibaan Golcad oo Ku Shahiiday Weerarka Gaadmo ee Shabaab? In ka badan 20 ka tirsan ciidamada kala duwan ee qaranka sida; La police militaire, booliis iyo nabad sugid ah ayaa ku shahiiday weerar gaadmo ah oo Shabaab kusoo qaadeen Busleey oo ku aadan xeebta Jazeera ee dhacda koonfurta Muqdisho.