2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Markale Ka Qarxay Khartoum, Xilli Wakiillo Ku Shirsan Yihiin Sucuudiga Waxaa markale dagaal uu dib uga qarxay magaalada Khartoum iyo magaalooyin kale, xilli maanta la filayo in ay hirgasho xabad joojin ay dhinacyadu ku gaareen wadahadallada magaalada Jidah, dhawaqa rasaasta…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga oo Barri Dhaceysa iyo Ololihii Ugu Dambeeyay oo Dhinacyadu Wadaan Waxaa heer gabagaba ah soo gaaray ololaha doorashada guud ee dalka Turkiga, madaxweyne Erdogan oo ah madaxweynaha ugu awoodda badan dalka Turkiga taladana haya, ayaa dagaal adag kula jira mucaaradka,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sucuudiga oo Dib u Eegeysa Deymaha Kaga Maqan Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah la qaatay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddiga Dib-u-Eegista Dastuurka oo La Kulmay Xubno Ka Socday QM Guddoonka Guddiga madaxa banaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddoonka Guddiga la socodka dastuurka ayaa maanta Kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ololaha Doorashada Turkiga oo Maraya Maalmihii Ugu Dambeeyay Waxaa maalmihii ugu dambeeyay maraya Ololaha doorashada dalka Turikiga ee madaxtinimada iyo sidoo kale Baarlamaanka, xilli doorashu ay dhici doonto 14-ka May oo muwaadiniinta dalkaas ay soo dooran doonayaan madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hanti-dhowraha Qaranka oo Sixiixay Heshiis Sedex Geesood ah Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay heshiis saddex-geesood oo ka dhexeeya Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka, Hay’adda Horumarinta INTOSAI (IDI) iyo Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Guud…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarahii Hore Ee Dalka Pakistan Imran Khan oo Xabsiga La Dhigay Ra’iisulwasaaraha hore ee Pakistan Imran Khan ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii lagu soo eedeeyay musuq iyo wax isdabamarin dhaqaale, sida laga soo xigtay Booliiska, waxaana jirta xiisad xooggan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaradaha Israa’iil oo Weerar Ku Qaaday Magaalooyinka Qaza iyo Rafah Diyaarado dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa ayaa duqeymo ka geystay marinta Qaza, halkaas oo lagu weeraray hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Islamic Jihad kaddib duqeymo dhanka cirka ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Wasaaradaha Macdanta iyo Biyaha Dowladaha Jamaacadda Carabta oo Ka Furmay Ciraaq Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Kheyraadka biyaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa dalka Ciraaq uga qeybgalaya Shirka caalamiga ee biyaha oo Baqdaad ka qabsoomay, waxaana looga hadli doonaa arrimo dhowr ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin Dad Ku Laayay Gudaha Mareykanka oo Dowladdu Aqoonsatay Maamulka gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa magacaabay nin hubeysan oo siddeed qof ku dilay xarun laga dukaameysto oo ku taalla Dallas, waxaana magaciisa lagu sheegay Mauricio Garcia, oo 33…