Nabadoon Iyo Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Dilay Degmada Caabudwaaq, Galgaduud Nin hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku dilay Nabadoon iyo ganacsade caan ka ahaa degmadaasi. Nabadoonka la dilay waxaa lagu magacaabaa Abshir Faarax,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Kenya Oo Gacanta Ku Dhigay Rag La Sheegay Inay Ku Biiri Rabeen Daacish Ciidamada Booliiska dalka Kenya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Labo nin oo la tilmaamay inay qorsheynayeen inay ku biiraan Ururka Daacish. Ragga la qabtay waxaa magacyadooda lagu kala…
1 daqiiqo Tahriibayaal Ay Soomaali Ku Jiraan Oo Laga Badbaadiyay Xeebaha Talyaaniga Ciidamada badda Talyaaniga waxaa ay sheegayaan in ay badbaadiyeen ilaa 6500 oo muhaajiriin ah kuwaas oo ku dhex jira badda Mediterranean-ka ee u dhaxeysa Afrika iyo Yurub. Dadkan ayaa la…
2 daqiiqo Somaliland: Dadweynaha Degmada Lughaya oo Ka Mudaharaaday Amar ay Soo Saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dadweynaha degmada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa ka mudahraaday amar ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland kaasi oo sheegayey in diiwaangelinta cod bixintooda doorashada la hoos gaynayo Hargeysa .…
1 daqiiqo Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan. Qofka dhintay waa darawalka safaaradda halka 3 kale la sheegayo…
2 daqiiqo Sarkaal Ka Tirsanaa Xarakada Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Federaalka Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab islamarkaana qaabilsanaa dhanka waxbarashada ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa isku dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka.…
1 daqiiqo Aqalka Cad: Mareykanka Waxaa uu Aqbalay In Ka Badan Toban Kun Oo Qaxooti Suuriyaan Ah Maamulka Obama waxaa uu sheegayaa in muddo ka yar hal sano ay aqbaleen in ka badan 10 Kun oo qaxooti Suuriyaan ah, dadkaas oo ku dhibaateeyay Asad. Dalka Mareykanka waxaa…
2 daqiiqo Axsaabta Dalka Oo Xasan Sheekh Iyo Jawaari Ku Eedeeyay Magacaabista Odoyaal Dhaqameed Ka Baxsan Liiska 135ta Isbaheysiga ururrada dalka ka jira ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho iyagoo ka hadlay arrimo wiiqi kara doorashada dalka ka dhaceysa 2016-ka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo murashax madaxweyne kana…
2 daqiiqo Maamulka Jubbaland: Culeys Bay Nagu Tahay Dadka Badan Ee Kasoo Laabanaya Qaxootiga Kenya Maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo oo ah xaruntooda KMG ah ka sheegay in culeys ay ku tahay degaannada Jubbooyinka qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga wadanka Kenya.…
2 daqiiqo Ciidamo Booliis Ah Oo Ka Shaqo Billaabay Degaanka Ceeldheere Ee Gobolka Galgaduud Degaanka Ceeldheere oo kamid ah degaannada hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa laga sameeyay ciidamo boolis ah oo ilaaliya nabadgalyada degaanka. Ciidamadani Booliska ah oo laga dhisay…