Hantidhowraha Qaranka oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socotay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Labada Aqal Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee JFS. Kulanka ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoomiye Madaale oo Ka Jawaabay Cabashada Ka Timid Dhulka Qubuuraha Macallin Nuur Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid…
1 daqiiqo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Qodeysa 23 Ceel Biyood Ha’yadda King Salmaan ee wadanka Sa’udi Arabia ayaa ka soo jawaabtay codsigii Hay’adda SODMA ee ahaa qodidda Ceelal biyood, kuwaas oo laga fulinayo gobollada dalka. Hay’adaha King Salman iyo SODMA…
1 daqiiqo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Hilib u Qeybisay Qoysas Danyar ah Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dad kabadan 6kun oo qoys oo iskugu jira barakacyaal,dad danyar ah iyo kuwa qaba baahiya gaarka ah u qeybisay hilibka udxiyada iyada…
1 daqiiqo Hey’adda Tayo Dhawrka oo Amartay in ay Isdiiwaan Geliyaan Shirka Bixiya Adeegyada Abaalmarinada Machadka Tayada Qaranka ee Hay’ada Tayo dhawrka waxa uu ku wargelinayaa dhammaan shirkaddaha iyo hay’addaha bixiya adeegyada abaalmarinada noocyadeeda kala duwan inay iska soo diiwaan geliyaan machadka laga bilaabo 24ka…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Maka Kula Kulmay Madaweynaha Pakistan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo isna sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka sanadkan. Ra’iisul…
1 daqiiqo Muslimiinta Mareykanka oo War Cusub Kasoo Saaray Gabdhihii Soomaalida Ee Shilka Ku Dhintay Qoysaska shantii gabdhood ee Soomaalida ahaa ee dhowaan ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka iyo hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka, ayaa dalab…
1 daqiiqo Dad Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Kenya Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in shan qof lagu dilay weerar ka dhacay gobolka magaalo-xeebeedka Lamu oo ku dhow xadka Soomaaliya, kana tirsan gobolka Xeebta, Waxay sheegeen in afar ka…
1 daqiiqo Taliska Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Xilka Lagu Wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore…
1 daqiiqo Ciidamada Xoogsatada Ruushka oo Ka Horyimid Putin iyo Afgambi Laga Cabsi Qabo Hogaamiyaha maleeshiyada xoogstada ah ee dalka Ruushka ee lagu magacaabo Wagner ayaa wacad ku maray in uu afgebin doono hoggaanka milatariga Ruushka ee uu hoggaamiyo Vladimir Putin, saacado uun ka…