1 daqiiqo Sheeko:War Qarax lagula eegtay kolonyada Madaxweynaha Hirshabeelle ee duleedka Jowhar Qarax xooggan ayaa lala eegtay gaadiid galbinayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, xilli ay marayeen inta u dhaxaysa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar iyo gudaha magaaladaas.
1 daqiiqo Sheeko:War Markab Kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu afduubtay xeebaha Puntland Kooxo hubeysan ayaa maalintii koowaad ee sanadka cusub ee 2026 afduub u geystay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha, kaasoo lagu magacaabo Liao Dong Yu 578.
1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo dib u dhigtay xilliga uu dhaqan-galayo shuruudda Kaarka Aqoonsiga Qaranka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaqday go’aan cusub oo dib loogu dhigayo hirgelinta amarkii hore ee dhigayay in qof kasta oo u safraya dalka gudihiisa uu haysto Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
5 daqiiqo Sheeko:War Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa ee Soomaaliya ka Dhacay Sanadkii tagey ee 2025 Sanadkii dhammaaday ee 2025 wuxuu ahaa mid xambaarsanaa dhacdooyin waaweyn oo isugu jiray guulo, caqabado, khilaafaad, iyo isbeddello istiraatiiji ah oo si qoto dheer u saameeyay jihada siyaasadeed, amni, dhaqaale,…
2 daqiiqo Sheeko:War Turkiga oo Bilaabay Wejigii Koowaad ee Dhismaha Xarunta Hawada Sare (Space Port) ee Soomaaliya Wasiirka Warshadaha iyo Tiknoolajiyadda dalka Turkiga, Mehmet Fatih Kacir, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay si rasmi ah u billawday wejigii koowaad ee dhismaha xarunta weyn ee hawada sare (Space Port) taas oo laga dhisayo gudaha dalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEGDEG: Soomaaliya oo si Cad u Taageertay Isbahaysiga Sacuudiga ee Yemen, si Buuxdana uga Hor Timid Imaaraadka Carabta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay mowqifkeeda adag ee ku aaddan taageeridda madaxbannaanida, midnimada, amniga, xasilloonida iyo dhuleednimada Jamhuuriyadda Yemen, iyadoo si cad u diiday tallaabo kasta ama faragelin kasta oo wiiqeysa midnimada Yemen ama sharciyadda dastuuriga ah iyo hay’adaha qaranka ee dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hardanka Sucuudiga iyo Imaaraadka ee dalka Yemen oo isku badelay xiisad Dublumaasiyadeed Xiisad Dublumaasiyadeed oo sii xoogeysanaysa ayaa ka dhex qaraxday Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, kaddib hardan saameyn ballaaran ku yeeshay xaaladda Yemen, iyadoo labada dhinac ay saacadihii la soo dhaafay is dhaafsadeen eedaymo culus oo ku saabsan jihada uu wajahayo dalkaasi colaadaha muddada dheer ku jiray.
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Yemen oo Cayrisay Ciidamada Imaaraadka dalkeeda joogay iyo Burburka Isbahaysiga Sucuudiga Xaaladda dalka Yemen ayaa gashay weji cusub oo xamaasad leh ka dib markii dowladda Yemen ay ku dhowaaqday inay gebi ahaanba ka baxday heshiiskii difaac ee kala dhexeeyey dalka Imaaraadka Carabta
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbahaysiga Sucuudiga oo duqeeyey maraakiib hub siday oo ka yimid Imaaraadka iyo loollanka Yemen oo xoogaystay Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sucuudiga ayaa shaaciyay inay duqayn xaddidan ka fuliyeen dekadda Mukalla ee gobolka Xadramuut ee dalka Yemen, iyadoo lala beegsaday hub iyo saanad milateri oo dibadda ka timid.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEGDEG: Xamaas oo xaqiijisay in la diley Afhayeenkoodii Abuu Cubeyda Kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa shaacisay in la dilay Abuu Cubeyda, afhayeenkii muddada dheer u hadlayay garabka militari ee Xamaas, Qassam Brigades, sida lagu sheegay bayaan rasmi ah oo ay soo saartay kooxda.