Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa galabta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Shirka waxaa lagu meel-mariyeen heshiis…