1 daqiiqo Sheeko:War Boosaaso: Taliyihii Ciidanka Booliska gobolka Bari oo Qarax Lagu dilay Taliyihii Ciidanka Booliska qeybta Bari ee maamulka Puntland Cabdirixmaan Cali Xuseen ayaa ku geeriyoodey qarax lagula eegtay gudaha magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Nin ka tirsan Booliska Boosaaso ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada oo baaq u diray AMISOM Shirkan gaarka ah ee ay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho maanta waxaa shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, waxaana looga…
1 daqiiqo Sheeko:War QM oo muwaadin Soomaaliyeed u magacawday ku xigeenka hay'adda UNICEF Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa u magacaabay Cumar Cabdi oo ah muwaadin Soomaaliyeed ku xigeenka agaasimaha fulinta hayada caruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNICEF. Cumar Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:War Duqa Muqdisho oo deeq lacageed gaarsiiyay haweenkii shalay ku dhawacmay Muqdisho [huge_it_slider id=”47″] Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta deeq lacageed gaarsiiyay Haween ka shaqeynayay Nadaafadda Gobolka Banaadir oo shalay ku dhaawacmay qarax…
1 daqiiqo Sheeko:War Xil. Jeesow: Nidaamka Federaalka waa caqabad ku soo korortay umadda Soomaaliyeed Guddiga arrimaha Gudaha iyo Maamul u samaynta Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay caqabadaha ka dhalan kara Maamullada Dowladda ay ka hir galinayso Gobollada Dalka. Guddoomiye ku xigeenka Guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo ka hadlay xildhibaanada Baarlamaanka ee gaaray Puntland Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadiisa Maamulka Puntland ay u dirtay guddi ka qayb qaata isku soo dhawaynta maamulkaasi iyo Dowladda Dhexe. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka hogaamiyaasha Afrika iyo Mareykanka oo maanta ka furmaya Washington Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa In Magaalada Washington uu ka furmo shir wayne ay isugu imaanayaan Madax ka kala socda Dalalka Afrika iyo Dowladda Mareykanka. Kulanka dhinaca Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisal Wasaare Cabdiweli oo la kulmay saxiixayaasha heshiiska maamulka saddexda gobol Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay saxiixayaasha hishiiska maamulka sedexda gobol ee koonfur galbeed ee Soomaaliya kaasoo ujeedkiisu ahaa in lagu sagootiyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka amniga qaranka iyo guddiga ammaanka oo kulan xasaasi ku yeeshay Muqdisho Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg, kaasi oo looga hadlayay arrimaha ammaanka iyo sida wax…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiis laga gaaray xiisadii ka taagnayd Cabuudwaaq Wafidiga dhex-dhexaadinta u jooga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in la soo af jaray colaadii ka taagnayd degmadaasi. Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo hor kacaya wafdi ka socda…