Shirweynaha Shaqo-abuurka Qaranka 2025 oo Maanta Si Rasmi ah Muqdisho uga Furmay Waxaa maanta si rasmi ah hotelka Royal Palace ee caasimadda Muqdisho uga furmay Shirweynaha Shaqo-abuurka Qaranka 2025, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Hindiya iyo Warbaahinteeda oo kusoo biiray Cadaadiska Ka Dhanka ah Ilhaan Cumar Warbaahinta waaweyn ee Hindiya, gaar ahaan India Today, ayaa maanta daabacday warbixin cusub oo si toos ah ugu biiraysa weerarka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya ee ka dhanka ah Xildhibaanadda Maraykanka ee asalkeedu Soomaali yahay Ilhaan Cumar.
2 daqiiqo Venezuela oo dalalka ku mideysan ururka OPEC ugu baaqday inay garab istaagaan Madaxweynaha Venezuela, Nicolás Maduro, ayaa ku baaqay in Ururka Dalalka Soosaarka Saliidda ee OPEC uu garab istaago dalkiisa, isaga oo sheegay in uu wajahayo hanjabaado sii kordhaya oo sharci-darro ah oo uga imaanaya Mareykanka iyo Madaxweynaha dalkaas, Donald Trump.
2 daqiiqo Trump oo sii adkeeyay hadallada ka dhan ah Soomaalida Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sii xoojinaya hadallada uu ka dhan yahay Soomaalida iyo Congress-woman Ilhaan Cumar, isaga oo mar kale sheegay in “Maraykanku uusan u baahnayn dad Soomaaliyeed ee yimaadda una sheegaya wixii ay samayn lahaayeen.”
1 daqiiqo Sri Lanka: Tirada Dadka Ku Dhintay Duufaanta Ditwah oo Gaartay 212, Kuwo Kale oo weli Lala’yahay Tirada dadka ku dhintay Duufaanta Ditwah ee ku dhufatay dalka Sri Lanka ayaa kordhay, iyadoo mas’uuliyiintu maanta oo Axad ah ay sheegeen in dhimashadu gaartay 212, halka 218 qof oo kale weli la la’yahay, xilli howlgallada gurmadka iyo samatabbixinta ay socdeen maalintii afraad.
1 daqiiqo Galgaduud: Maxkamadda Racfaanka oo Dil-toogasho ku Xukuntay Laba Eedeysane, Midna Shan Sano oo Xabsi ah Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa maanta ku dhawaaqday xukuno culus oo ka dhan ah saddex eedeysane oo loo haystay dilka hooyo iyo saddex gabdhood oo ay dhashay, kuwaas oo maalmo ka hor lagu weeraray deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud.
1 daqiiqo Weerarro Isdaba-Joog ah oo Ruushku Ku Qaaday Ukraine, Qasaare Ballaaranna Geystay Hal qof ayaa ku dhintay, 11 kalena waa ku dhaawacmeen kaddib markii diyaarado aan duuliye lahayn oo Ruushku leeyahay ay weerar ku qaadeen duleedka caasimadda Kyiv, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Kyiv, Mykola Kalashnyk
1 daqiiqo Mareykanku oo Joojiyay Dhammaan Fiisooyinka Muwaadiniinta Afghanistan Kadib Weerarkii Washington Dowladda Mareykanka, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa joojisay dhammaan habraacyada fiisaha ee muwaadiniinta Afghanistan — tallaabo si rasmi ah loogu sheegay qoraal ay diblomaasiyiinta Mareykanku heleen Jimcihii.
1 daqiiqo Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu xiray hawada dalka Venezuela Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hawada dalka Venezuela loo tixgeliyo mid gebi ahaanba xiran, taas oo ka dhigan in diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa la shaqeeyaahi aysan mari karin, isla markaana dhammaan duullimaadyada tooska ah ee u dhexeeya labada dal la hakiyay.
1 daqiiqo Faahfaahinno cusub oo ka soo baxaya ninkii weerarka ka geystay agagaarka Aqalka Cad ee Mareykanka Ilo xog-ogaal u ah baaritaanka toogashadii dhowaan ka dhacday aagga aqalka cad ee Mareykanka looga taliyo ayaa sheegay in qoyska Rahmanullah Lakanwal oo ah midkii falka geystay ee rasaasta furay uu ahaa qof maskixiyan xanuunsan