Muqdisho: Kenya Airways oo Dib u Bilowday Duulimaadeedka Soomaaliya Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa maanta Dib u bilowday duulimaadkii tooska ahaa ee u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib ku timid garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Wasiiro Cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud,
2 daqiiqo Maalinta Warbaahinta oo Laga Xusayo Meelo Badan oo Dalka ah Maanta waa maalin ku weyn saxaafadda ama suxufiga Soomaaliyeed waa Xuska maalinta Warfaafinta iyo Warrbaahinta Soomaaliya waa fursad muhiim ah oo lagu aqoonsanayo muhiimadda ay Warbaahintu afka iyo Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Ujeedo: Bayaan Rasmi ah ee Jabsashada Barta Goobjoog News ee (X)Twitter Macaamiisha iyo dadweynaha qiimaha badan ee ku xiran Goobjoog News, maamulka iyo tifaftirka guud ee warbaahinta Goobjoog Media Group waxaa uu idiinla socodsiinayaa dhambaal la xiriira khatar lasoo daristay akoonka barta X Twitter ee GOOBJOOG NEWS.