2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ardayda Jaamacadaha Mareykanka oo Wada Todobaadkii 2-aad ee Dibadbaxyada Lagu Taageerayo Falastiin Dibadbaxyo looga soo horjeedo dagaalka Israa’iil ee Qaza ayaa kasii socday jaamacadaha ku yaal Mareykanka, ayadoo ay booliiskuna tiro badan oo arday ah xabsiyada u taxaabeen ka dib ay gacanta iskula tageen kumanaan.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Kormeeray Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Jaamacado Mareykanka ah oo Duruusta Ka Mamcuuncay Arday Siiwaday Bannaanbaxyada Lagu Taageerayo Falastiin Jaamacadda Colombia ee ku taalla magaalada New York ee dalkan Maraykanka ayaa Isniintii mamnuuc, xubno ka mid ah ardayda ee u dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta ee diiday inay ka guuraan barxadda hore ee dhismaha Jaamacadda
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladda Kenya oo Dib-u-Fureysa Dugsiyada Waxbarashada iyo Cabsida Roobab oo Wali Taagan Dowladda Kenya ayaa bilaabeysa dib u furista dugsiyadeeda iyo goobaha kale ee waxbarasho, kadib hal todobaad oo ay dib u dhigtay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah, iyadoo dhimashada ka dhalatay daadadka.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Belgium Uga Qeybgalay Shir Caalami ah oo Ku Saabsan Hormarinta Tacliinta Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium wxuu uga qaybgalay shirka caalamiga.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Guddoomiyay Shirka Xasilinta ee Wasaaradaha iyo Hey’adaha Federaalka ah Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta xarunta Wasaaraddaasi ku Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamo Xiriirka Arrimaha Xasilinta.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Dowladdu Hormarinayso xarumaha Diiniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa tilmaamay in dowladdu ay mudnaan gaar.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya Ku Heshiiyay Tayeynta Waxbarashada Dalka. Kulan u dhaxeeyay wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Faarax Sheekh Cabdulkadir iyo madax hey’adda US-AID ee Soomaaliya marwo Nouane Duncan-Jones.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Xarardheere: Shahiid Suulnuuge oo Loogu Magacdaray Dugsiga Sare ee Degmada Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa markaan sare u qaaday magaca Allah unaxariistee Korneyl Cabdi Maxamed Sheikh Xasan (Suulnuuge) oo 6-dii bishaan ku geeriyooday deegaan hoostaga magaalada Camaara.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada FPENS oo 25 Jirsatay iyo Ra’isul Wasaaraha oo kulanka uga Hadlay Ahmiyadda Waxbarashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25aad ee aasaaska dalladda waxbarashada FPENS.