Dalka Sawirro: Dibad-baxa Naafada Iyo Agoonta Ciidanka Abriil 4, 2019 Qaar ka mid ah dadka naafada iyo agoonta ilmaha ciidanka ayaa banaanbax ka dhigaya albaabka hore ee madaxtooyada.