Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Somaliland
Sheeko:Wararka Caalamka

Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa agab caafimaad ka gudoomay shirkada Dubai Ports World (Dp World) ee dalka Imaaraatka Carabta.
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Agabka Caafimaad Ee Lagu Wareejiyay Somaliland