Siyaasi Cabdi Barre “Xukuumadda Qas Ayeey Ka Waddaa Deegaannada Galmudug” (Dhageyso)

Siyaasi Cabdi Barre Cabdi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ay qas ka waddo deegaannada Galmudug.

Wuxuu sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu sii fogeeyey dad markii hore uu sheegay iney usoo dhabar adeegeen dhismaha Galmudug.

Cabdi Barre ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu u muuqdo qof ku jira ololaha doorashada ee 2020.

Dhanka kale, siyaasigan ayaa sheegay in loo baahan yahay iney dowladda dejiso xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, bedalkii ay dab kusoo shidi lahayd waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW