U bood dhigaalka

Siyaasiyiinta Somaliland Oo Farmaajo In Fara-gelin Ku Haayo Magacaabista Guddiyada Doorashada

Juun 16, 2021

Golaha siyaasiyiniita Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Farmaajo uu welli fara gelin ku haayo magacaabista xubanaha guddiga doorashooyinka Somaliland .

Siyaasiyiinta ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan sida Farmaajo uu gacanta ugula jiro magacaabista guddiyada doorashada heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo guddiga xalinta khilaafaadka .

Hoos Ka akhriso qoraalka golaha siyaasiyiinta Somaliland