U bood dhigaalka

War Murtiyeedka Shirka Dib U Heshiinta Beelaha ee Dhuusamareeb

Sheeko:Dalka, War
Waxaa la soo gabagabeeyey shirkii dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug oo 10-kii maalin ugu dambeeyey  magaalada  Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, shirka ayaana waxaa laga soo saaray war-murtiyeed.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay galinkii danbe gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah u soo xiray  shirka, waxaa la fiyaa in loo gudbo wajiga dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug iyo soo xulista xildhibaanada oo ay u wada dhan yihiin beelaha dega gobalada Mudug iyo Galagaduud oo maaluka uu ka taliyo.

 

Goobjoog News