Weerar Ka Dhacay Gaalkacyo

Koox hubeysan ayaa maanta waxa ay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, waxaana ku sugnaa ciidamo ka tirsan Booliiska Galmudug.
Goob joogayaal ayaa u xaqiijiyey Goobjoog News, in Hal qof uu ku dhintey weerarkan iyadoo sidoo kalena ku dhaawacmay qof kale.
Weerarkan ayaa yimid kadib markii la sheegay muran soo kala dhexgalay ragga weerarka soo qaaday iyo ciidamada halkaasi ku sugnaa.
Saraakiil u hadashay Booliiska Galmudug ayaa sheegay iney gacanta ku hayaan raggii weerarkaasi soo qaaday, laguna hayo saldhigga magaaladaasi.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News
Rmtswp mfupfq Canadian pharmacy cialis generic cialis canada
Vsdtan hrcglm Viagra medication buy cialis online safely
Chkccr spklno Brand viagra generic for cialis
Pfxwua mvgcqn cvs pharmacy Gymzx