Wufuud Caalami Ah oo Ku Sii-jeeda Dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ay ku sii jeedaan wufuud caalami ah.
Weriyaha Goobjoog News ee Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wufuuddan oo ka kala socoto dalal badan oo Yurub iyo reer galbeedka ah ayaa lagu wadaa in lagu dhiirigeliyo dadaallada uu ra’iusl wasaare Khayre ka wado dowlad goboleedka Galmudug.

Ra’isul wasaare Khayre ayaa ku sugan Galmudug muddo bil, waxaana lagu wadaa in dhowaan halkaasi la furo shir lagu dooranayo madaxda maamulka.

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW