Xaaf Oo Ka Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug.

Wuxuu sheegay in arrintan u egtahay qorshe ay xukuumadda federaalka ugu diyaar garoobeyso doorashada 2020 ee aanay ahayn dan Galmudug.

Cidda soo saartay Liiskan ayuu sheegay madaxweyne Xaaf iney kula xisaabtami doonaan, islamarkaana aan la aqbali doonin sida ay wax u dhaceen.

Halkaan hoose ka akhriso:

Related Articles

10 Comments

  1. Xaaf afkaaga caana lagu qabay. Galmudug reer Galmudug bey u taallaa iney ka tashadaan. Liiska waa hayaa. 90% waa dad gobolka Banaadir ka yaacay oo aan Galmudug dan iyo heello midna ka laheyn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW