Xaaf Oo La Guddoon-siiyey Abaal-marinta Nabadda Ee Sanadka

Axmed Geelle waa madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa maanta abaar-marinta nabadda ee sanadka ama “peace Maker of the year” guddoonsiiyey madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo akhrinayey sababata uu ku muteystay ayaa sheegay nabadeynta Galkacyo iyo heshiiskii taariikhiga ahaa ee Galmudug iyo Ahlu-sunna.

Xaaf ayaa sidoo kale waxaa loo magacaabay guddoomiye ku-xigeenka golaha iskaashiga dowlad goboleedka ee muddada soo socota.

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW