Guddoomiye Warsame “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Inuu La Yimaado Is-badal Muuqda” Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday,magacaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,isagoo sheegay in ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Duraan Faarax Oo Amaanay Waxqabadka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya mudane Duran Faarax ayaa maanay wax qabadka iyo horomarka ay gaareen Guddiga Olomikada Soomaaliyeed ee (NOCSOM). Duran Faarax ayaa horay u soo noqday Xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Mar Kale Ka Socda Dagaal Mar Kale Ka Socda Huldooyaale, Mudug Mudug Warar ay goordhow heshay Goobjoog News ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo deegaanka Huldooyaale oo ka tirsan Camaaro ee gobolka Mudug, Galmudug. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Madaxweynaha La Doortay ee Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Barnaamijkiisa Waxaa goordhow magaalada Jowhar madaxweynaha Hirshabelle loogu doortay Cali Guudlaawe Xuseen oo loo yaqaano Guudlaawe. Cali, waxaa uu hadda ahaa Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, waxaa uuna horay usoo noqday Madaxii maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe oo Guuleystay Waxaa doorasho goordhow ka dhacday Jowhar ku guuleystay Cali Guudlaawe, isaga oo noqday madaxweynaha Hirshabelle. Codadkii ay dhiibteen xildhibaannada Cali Guudlaawe ayaa helay codad gaaraya 86 cod halka musharaxii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Tahliil Cali “Galmudug Waxaan U Qaadidoonaa Koobka Maamul Goboleedyada” Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug oo la hadlay warbaahinta ciyaaraha ayaa sheegay in Axmed Tahliil Cali loo magacaabay tababaraha kooxda Glamudug ee sanadkan ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Jowhar oo La Adkeeyey, Kahor Inta aaney Bilaaban Doorashada Hoggaanka Maamulka Hirshabelle Waxaa saaka siweyn loo adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Jowhar ee caasim,adda dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas uu ka socdo dhismaha maamulka Hirshabeelle, waxaana uu marayaa heer gaban gabao ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jowhar: Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa oo Maanta La Dooranayo XIldhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen cusub. Murashaxiinta oo shalay khudbado jeediyey ayaa kala ah Cali Guudlaawe Xuseen iyo C/raxmaan Jimcaale Cismaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid Oo Booqashadii Ugu Horeesay Ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho. Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa kormeer shaqo ku tagay tuulada ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 12 Murashax Madaxweyne oo Ku Hanjabay Iney Qaadhacayaan Doorashada Soomaaliya haddii ay DF Sii Waddo Musuq Ay Ku Eedeeyeen Murashaxiin 12 ah oo ka tirsan kuwa la filayo doorashada guud ee Soomaaliya ee 2020/2021 ayaa qoraal ay goordhow soo saareen waxaa ay ku hanjabeen in aaney qeyb ka noqon…