Akhriso: Puntland Oo DF Uga Digtay Faragellinta Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland
Sheeko:Dalka

Dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ka soo hor jeesatay warqad qoraal aheyd oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha dib-u-heshiisiinta iyo faderaaleynta Soomaaliya, oo lagu xusay hannaanka iyo doorashada Jubbaland.
Puntland waxaa ay sheegtay in dowladda dhexe ay faragalin qaawan ay ku hayso dowladdaha xubnaha ka ah, waxa ayna ugu baaqaday in ay ixtiraamto hanaankii Soomaali ay ku heshiisay ee federaalka.
Puntland waxaa ay sidoo kale dowladda federaalka ugu baaqdey iney dhowrto heshiiska federaalka, farahana kala baxdo doorashada dowlad gobokeedyada Jubbaland iyo Galmudug
Halkaan ka akhriso
Goobjoog News