2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Bog Cusub oo u Furmay Diblomaasiyadda Soomaaliya iyo Mauritania iyo Heshiis Muhiim Ah oo Lagu Kala Saxiixday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania ayaa si rasmi ah u unkay weji cusub oo is dhexgal diblomaasiyadeed ah, ka ka dib markii ay magaalada Nouakchott ku kala saxiixdeen heshiis taariikhi ah oo dhabaha u xaaraya dhismaha Guddi Wadajir ah oo Iskaashi (Joint Cooperation Committee).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Iiraan ugu hanjabay tallaabo militari oo adag, ka dib aaska Khamenei Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si adag ugu hanjabay dowladda Iran, kaddib markii intii lagu jiray aaska Hoggaamiyihii Sare ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, ay soo baxeen baaqyo lagu dalbanayay dilkiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dekadda Boosaaso oo Xiran in ka Badan 10 Maalmood, iyo Ganacsatada oo ka Gadoodsan Canshuur Kordhinta Maamulka Puntland Inta badan xarumaha ganacsiga ee magaalada Boosaaso ayaa maanta albaabada loo laabay, kaddib markii ganacsatadu ay bilaabeen mudaharaad ay uga soo horjeedaan xirnaanshaha dekedda Boosaaso iyo cashuur kordhin ay sheegeen inay Puntland ku soo rogtay badeecadaha.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha oo dib u dhis lagu samaynayo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya iyo Qatar charity oo kala saxiixday heshiis Caafimaad oo ku Kacaya $1.46 Milyan oo doollar Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Qatar charity ayaa kala saxiixday heshiis Caafimaad oo ku Kacaya $1.46 oo ay ka faa’iideysan doonaan malaayiin Soomaali ahi. Xafiiska hay’adda Qatar Charity ee Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hoggaamiye ka Tirsan Al-Shabaab oo lagu Qabtay meel u dhow Xadka Kenya iyo Soomaaliya Ciidamada Amniga Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay agagaarka xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya waxay ku soo qabteen hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, halka sarkaalkaas la qabtay xilli ay socdeen howlgaladaas lagu dilay saddex dagaalame oo kale.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruto oo Shaaciyay Heshiis Weyn oo Kenya Looga Dhisayo Warshadda Sifaynta Shidaalka ee Dangote Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in la guda galayo wejiga fulinta mashruuc ballaaran oo lagu dhisayo warshadda ugu weyn ee sifaynta shidaalka Bariga Afrika, kaddib wada-hadallo miro-dhal ah oo uu la yeeshay maalqabeenka reer Nigeria, Aliko Dangote.
1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabay Golihiisa cusub ee wasiirrada oo ka kooban wasiirro, ku xegeenno, iyo wasiir dowleyaal.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maqnaanshaha Hoggaamiyaha Cusub ee Iiraan oo Dhaliyay hadal-heyn iyo Su’aalo Badan Maqnaanshaha hoggaamiyaha cusub ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, ayaa sii kordhiyay hadal-haynta gudaha iyo dibadda dalkaas, iyadoo weli aan si rasmi ah loo arkin ama aan laga maqal wax cod ah tan iyo markii loo magacaabay xilka hoggaamiyaha sare bishii Maarso.
2 daqiiqo Sheeko:War Midowga Afrika oo ku baaqay in howlgalka AUSSOM lagu maalgeliyo dhaqaale ay xubnuhu ay bixiyaan Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ku baaqay in la dardargeliyo maalgelinta gudaha ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kadib markii Mareykanku uu ku dhawaaqay inuu joojinayo taageeradii saadka ee uu siin jiray howlgalka.