1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Sheegatay inay gebi ahaanba burburisay nidaamka difaaca cirka ee saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Baxreyn iyo Kuweyd Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku dhawaaqay inay gebi ahaanba burburiyeen nidaamyada difaaca Patriot iyo bakhaarro shidaal ee ku yaalla saldhigyo Mareykanka ee dalalka Kuwait iyo Baxrayn.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Qiimaha Shidaalka Adduunka oo Sare u Kacay Kadib Weerarrada Maraykanka iyo Iiraan ee Marinka Hormuz Qiimaha shidaalka caalamka ayaa si weyn kor ugu kacay, kadib markii ay cirka isku shareertay xiisadda u dhexeysa Maraykanka iyo Iiraan ee ka taagan Marinka Hormuz, oo ah marin-biyoodka ugu muhiimsan ee lagu daabulo shidaalka dunida.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Amiir Hamad Bin Khaliifa oo lagu ammaanay inuu ahaa hoggaamiyaha keliya ee booqday Gaza taniyo markii la go’doomiyay Madaxa Xamaas ee dibadda, Khaalid Mashal, ayaa sheegay in Amiirkii hore ee Dowladda Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, uu ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Carbeed ee booqda Marinka Gaza tan iyo markii go’doominta lagu soo rogay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay oo ka digtay halis weyn oo soo wajahday nus milyan qof oo ku sugan magaalada El-Obeid ee Suudaan Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta (UNICEF) ayaa ka digtay in ku dhowaad 500,000 oo rayid ah oo ku nool magaalada El-Obeid ay halis weyn ku jiraan, xilli gobolka Waqooyiga Kordofan ee Suudaan ay dagaallo culus weli ka socdaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo si kulul uga jawaabtay weerarradii Iiraan, kana digtay sii hurinta colaadda gobolka Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay weerarradii ugu dambeeyay ee Iiraan ay ku qaaday dhulkeeda iyo dalal kale oo gobolka ka tirsan, iyadoo ku tilmaantay xadgudub halis ku ah madax-bannaanida dalalka iyo amniga gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Duqa magaalada St. Louis Park ee dalka Mareykanka oo ka jawaabtay hadal-heyn ka dhalatay booqashadii ay dhowaan Soomaaliya ku timid Duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota, Naadiya Maxamed, ayaa ka jawaabtay dhaleeceyn loo jeediyay kadib booqasho ay ku timid Soomaaliya, taasoo ku soo aaday xilligii dabaaldegga maalinta xorriyadda Mareykanka ee 4-ta Luulyo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay burburisay xarunta taliska milatariga Mareykanka ee dalka Urdun Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa sheegay inay gantaallo ballistic ah ku weerareen saldhigga cirka ee Amiir Xasan (Prince Hassan Air Base) ee dalka Urdun, kaas oo ay ku tilmaantay saldhig ay leeyihiin ciidamada Mareykankau.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada ammaanka Beledweyne oo ka hortagay weerar argagixiso oo lagu qaaday magaaladaas Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa ka hortagay fal argagixiso oo la sheegay in ay qorsheynayeen labo xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo doonayay in ay weerar ka geystaan xaafadda Xaawo-taako ee magaalada Beledweyne.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay xirtay marinka Hormuz Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGC) ayaa sheegay in marinka muhiimka ah ee Hormuz la xiray, kaddib markii ay rasaas digniin ah ku rideen markab ganacsi oo marayay biyaha gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka G/le Sare Shiikh Cali Cabdille Fiixiye (Cali Shucaac) Alle ha u naxariistee waxaa saacado ka hor magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday shiikh Cali Cabdille Fiixiye ” Cali Shucaac” oo ahaa caalim Soomaaliyeed iyo halgamaa ka tirsanaa ka jabhaddii xoraynta Soomaali galbeed iyo ciidanka ciidanka xoogga dalka labadaba.