Madaxweyne Donald Trump ayaa maalmihii la soo dhaafay si weyn loogu hadal hayay baraha bulshada kadib markii warar been abuur ah ay faafiyeen, kuwaas oo sheegaya inuu geeriyooday. Inkasta oo aanay jirin xaqiijin rasmi ah, hadal-heyntu waxay si degdeg ah u qabsatay meelo badan oo dunida ah, taasoo dhalisay jahawareer iyo su’aalo badan