Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta ku gaaray magaalada Belgrade ee caasimadda dalka Serbia, iyagoo ku socdaal rasmi ah oo loogu talagalay xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Serbia.