2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Kenya oo Daaweynaysa Gorgor Ka Dhaawacmay Mid Kamid ah Garbihiisa Bartamaha iyo bariga qaaradda Afrika waxaa ku nool qaar kamida xayawaannada la rumaysanyahay inay dunida ka sii dabar-go’ayaan,waxaana muuqda baraarug xooggan oo lagu daryeelayo xayawaanadaas.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliska Soomaaliya oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedeysan Dil Lagu Geystay Tooreey Howlgal qaatay muddo 24 saacadood oo ay sameeyeen Ciidanka booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan ciidanka saldhigga Dharkeenley waxaa gacanta lagu soo dhigey gacanku dhiigle lagu daba joogay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Australia oo Laga Masaafurinayo Nin u Diinta Islaamka Ka Baxay oo Kasoo jeeda Qaaradda Asia Maxkamadda sare ee Australia ayaa meesha ka saartay dalab ay si weyn loo hadal hayay oo uu nin iiraani ah oo magan-galyo doon ihi ku codsanayay in laga sii daayo xabsi ay maamusho hay’adda socdaalku, asagoo sheegay inuu ka baqayo.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegtay Iney Xalinayso Caqabadaha Heysta Ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya Ku Nool R’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay gaareen Soomaalida ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidamada Amniga oo Gacanta Ku Dhigay Shakhsiyaad Ku Howlanaa Buufinta Bajaajta Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen shaqsiyaad lagu Eedeeyey in ay gacan Kula Jireen Sameynta Calaamada A iyo B ee Mooto Bajaajka kuwaas oo boolisku.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Iskuul Dhowaan Laga Hirgeliayay Cabudwaaq Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan ku sugnaa Degmada Cabudwaaq ayaa kormeeray Iskuulka Shire Jaamac oo dhawaan ay hirgalisay wasaraadda Waxbarashada Dowladda Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Qeygalay Kulan Looga Hadlayay Wadahadallada South Sudan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda ee South Sudan oo ka socda Madaxtooyada Dalka Kenya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Warbaahinta Madaxbannaan oo Ka Horyimid Golaha Warbaahinta ee Dowladda Magacowday Qaar kamida madaxda iyo howl-wadeenada warbaahinta madaxa-bannaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu soo horjeestay gole dhowaan lagu dhawaaqay oo loogu sheegay inuu yahay mid.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Guddoomyay Kulanka Golaha Wasiirrada oo Ka Dhacay Buulo Guduud Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagu qabtay Taliska guutada labaad.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Maxaa Laga Fasiran Karaa Hadalkii Nairobi uu Ka Jeediyay Ra’iisulwasaare Xamse ee Ku Saabsanaa Doorashada? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya ayaa uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya iyo qorsheyaasha horumarineed ee dowladda.