2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dadka Ku Dhintay Waddo Ku Duntay Shiinaha oo Sii Korortay iyo Dowladda oo Ka Hadashay Tirada dadka ku dhintay burburka waddo weyn oo ku taalla koonfurta Shiinaha ayaa gaartay 36 qof, iyadoo kooxaha gurmadka ay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay ku soo saaraan gawaari iyo dad ay ku duntay wadada.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Barakac Xooggan oo Ka Bilowday Baladweyne iyo Saameynta Laga Qabo Isbedelka Cimillada Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in roob xoog leh oo ka da’ay xalay ilaa shalay gelinkii dambe ay sababeen in xaafado ka mid ah magaalada laga barkaco, waxaana jirta cabsida laga qabo roobabka sii socda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Gambia oo Xiriirka u Jartay Israel, Iyadoo Kamid Noqotay Dowladaha Tallaabadaan Qaaday Madaxweynaha Colombia Gustavo Petro ayaa ku dhawaaqay inuu qorsheynayo inuu xiriirka diblumaasiyadeed u jaro Israel, sababo la xiriira dagaalka ay ka wado Marinka Gaza, kaasoo xad-gub ku ah xuquuqda aadanaha.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ardayda Jaamacadaha Mareykanka oo Wada Todobaadkii 2-aad ee Dibadbaxyada Lagu Taageerayo Falastiin Dibadbaxyo looga soo horjeedo dagaalka Israa’iil ee Qaza ayaa kasii socday jaamacadaha ku yaal Mareykanka, ayadoo ay booliiskuna tiro badan oo arday ah xabsiyada u taxaabeen ka dib ay gacanta iskula tageen kumanaan.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka oo Kambala Uga Qeybgashay Shirka Labaad ee Baarlamanaka Africa Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Entebbe uga qeyb gashay shirka labaad ee Baarlamaanka Afrika oo looga hadlayay muhiimadda qoyska iyo qaranimada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Looga Shakisan Yahay Koox Yuhuud Xagjir ah oo Lagu Qaaday Masjid Ku Yaalla Poland Hogaamiyayaasha siyaasadda ee dalka Poland ayaa cambaareeyay weerar bambaano ah oo lagu qaaday macbad ku yaala magaalada Warsaw, weerarkaan ayaa la ogeyn sababta ka dambeysay iyo inuu yahay fal la xiriiro weerar Argigixiso.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaar Kamid ah Guddoomiyeyaasha Degmo ee Gobollada Dalka oo Tababar Loogu Soo Xiray Muqdisho Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa soo xiray tababar labo maalin ahaa oo ay Wasaaraddu Muqdisho ugu qabatay qaarka mid ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Shaqaalaha Google oo Cabasho Ka Muujiyay Heshiiska Dhowaan Shirkaddu La Gashay Israel Koox kamid ah shaqaalaha Google-ka ayaa Isniintii Cabasho u gudbiyay Guddiga Xariirka Shaqaalaha Qaranka ee Maraykanka, taas oo ku saabsan wax ay ku tilmaameen eryid sharci-darro ah oo lagula kacay 50 shaqaalaha kamida.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Mid Kamid ah Dhallinyarada Caanka ah ee Baraha Bulshada oo Maanta Shil Ku dhimatay. Sida ay noo xaqiijiyeen ehelada waxaa shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeeysa Magaalooyinka Nairobi iyo Gaarisa ku geeriyootay Hodan Cabdiraxmaan Barkhadle, oo si weyn looga yaqaano Bararaha Bulshada.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliye Ku-xigeenka Booliiska oo Kormeeray Taliska Ciidanka Waddooyinka Muqdisho Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan C/laahi Maxamed (Kaniif) waxaa Kormeerka ku wahliyey Taliyaha Hoggaanka Howlaha Ciidanka Boliiska S/guuto Maxamed Maxamuud Maxamed.