2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Hey’adaha Caalamka Ugu Baaqay Iney Ka Qeybqaataan Hormarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hay’adaha maaliyadda caalamka in ay ka qeyb qaataan sidii Soomaaliya .
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mareykanka oo Ka Horyimid Tallaabo Kasta oo Jawaabcelin Israel Uga Sameynayso Weerarkii Iran Wasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka (Pentagon) ayaa ku dhawaaqday in go’aan ku saabsan xiisadda Iiraan iyo Israa’iil, waxaana bayaanka ka soo baxay pentagon-ka lagu sheegay inaanu dalkau Maraykanka doonayn.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Bangiga Adduunka oo Warbixin Kasoo Saaray Xaaladda Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Sicir Bararka Bankiga Adduunka ayaa warbixin uu soo saaray Isniintii kaga dayriyay xaaladda dhaqaale ee dalalka dunida ugu saboolsan oo uu sheegay in farqiga dakhliga dalalka saboolka ah iyo kuwa qaniga ah uu si aad ah u kordhay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Turkiga oo Sheegtay Iney Hub Ka Iibin Doonin Israel Kadib Weerarkii Iran Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inaan dalkiisu hub ka iibin doonin, islamarkaana aanu oggolaan doonin in wax qalab ah laga iibiyo Israa’iil, kadib weerarkii lagu qaaday Israel ee Iran kaga yimid .
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhrisho: AJandaha Looga Hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Madaxweynu Islaamiyay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa lagu wadaa inuu dhowaan ka furmo shirka Wadatashiga Qara nee u dhaxeeya madaxda, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, waxaana loogu baaqay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maamulka Puntland oo Qaadacay Shirka Wadatashiga Qaran ee Lagu Wado Inuu Muqdisho Ka Furmo Dowlad goboleedka Puntland ayaa qaadacday ka qeybgalka shiraka golaha Wadatashiga Qaranka uu islaamiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaaas oo u dhaxeeya madaxda.
8 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sheexo Xiiso: Wiil Bareelis ah oo Diyaarad Afduubtay, Waa Kuma Naasir Maxamed? Naasir Maxamed waliid wuxuu ku dhashay magaalada Tripoli ee caasimadda dalka liibiya sanadkii 1959-kii. Hooyadiis waxay ka shaqayn jirtay howlaha guryaha sida nadaafadda lacag aad u yar ayayna ka soo heli jirtay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Britain oo Shegtay in Xiisadda Bariga Dhexe Cidna Dan Ugu Jirin, Kuna Baaqay Isxakameyn Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in xiisadda bariga dhexe ka aloosan aaan cidna dani ugu jirin, ayna gobolka horseedi doonto amni darro iyo qulqulatooyin baaxad leh, isagoo ku baaqay in laga gaabsado.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo Qaablay Oradyahanka Soomaaliyeed ee Cabdullaahi Jaamac Ra’iisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah orodyahan Soomaaliyeed, kaasoo guul kasoo hooyey tartanka orodka 5000 kulankiis 13-aad.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Martiqaad u Fidiyay Madaxweynaha Maamulka Puntland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa martiqaad u diray Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, si ay uga soo qeyb galaan shirka Madasha Wadatasha Qaran NCC.