1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweynaha Jubbaland oo Soo Xiray Tartan Qu’aan Akhris ah oo Kismaayo Lagu Qabtay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Madaxtooyada kusoo xiray tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wafdi Ka Socda Shirkadda Diyaaradaha Egypt Air iyo Hay’adda Duulista Masar oo Booqday Garoonka Muqdisho Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cade iyo Maareeyaha Hey’adda Duulista Rayidka oo qaabilay Wafdi ka socday shirkadda diyaaradaha Egypt Air iyo Hay’adda Duulista Masar.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Shirkadda Diyaaradaha ee Egypt Airways oo Duulimaadyo Ka Bilaabaysa Soomaaliya Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shir Ku Saabsan Adkeysiga Isbedelka Cimilada Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Akhriso: Ajandaha Madaxweynaha Xasan uu Kala Hadalay Dhiggiisa Eriteriya Isaias Afwerki Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki, labada madaxweyne.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweyne Putin Vladimir oo Ku Guulestay Doorashada Madaxweynaha Ruushka oo Hal Dhinac ah Guddiga doorashooyinka Ruushka ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha talada haya Vladimir Putin uu helay 88% codadkii la dhiibtay tirinta codadkii ugu horreeyay ee doorashadii madaxtinimo ee Axaddii dalkaasi ka dhacday.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale iyo Wasiirro Ka Tirsan Dowladda oo Kormeeray Fariisimaha Ciidanka Xasilinta Amniga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiirro mas’uuliyiin ka tirsan laamaha amniga ayaa kulan afur wadareed ah kaga qeyb galay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmaraa ee dalka Ereteriya halkaas oo tagay booqasho laba maalmood ah, madaxweynaha ayaa garoonka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Fiqi iyo Siihayaha Safiirka Dowladda Suudaan? Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safaaradda dalka Suudaan ee Soomaaliya mudane Camaar Axmed iyada.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Ka Sagootiyay Dhaawacyo Dibadda Loo Qaaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sagootiiyay 19 ka mid ah dadkii.