2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Cadaaladda oo Muqdisho Uga Qeybgalay Madal Looga Hadlayay Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, Xasan Macalin Maxamuud ayaa xalay Muqdisho uga qeyb galay Madal aqoon is weydaarsi ah oo si qota dheer looga hadlay “Heshiiska iskaashiga dhaqaalaha iyo Difaaca.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Haweenka oo Maanta Xusay 8-da March, iyo Kaalinta Haweenka Soomaaliyeed Ee Nolosha Maalinta 8-da March, waa munaasabad ay xusaan ururrada haweenka ddduunka iyo Qaramada Midoobey, waxaana ay dalal badan ka tahay maalin ciid ah oo haweenka ku kala nool qaaradaha adduunka ee ay kala qaybiyeen.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tababay usoo Xiray Cutubyo Ka Tirsan Koumaandooska Gorgor Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah u tababaran ee Gorgor oo ka qalin jabiyey dugsiga…
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiiska Horumarinta Hydrocarbons-ka Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Dalka Turkiga ayaa heshiis la galay.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Fiqi oo Guddoomiyay kulan ay Kasoo qeyb galeen Hey’adaha OCHA iyo FOA Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan heer wasiir oo ay goobjoog ka ahaayeen qaar ka tirsan golaha Wasiirrada XFS iyo wafdi.
1 daqiiqo Sheeko:War Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Muqdisho Ka Furay Shirka Culimada Salafiga Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirwaynaha dacwada Salafiga Soomaaliyeed,isagoo sheegay in culimadu doorwayn ku leeyihiin.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 22-aad Kalfadhiga 4-aad ee labada Aqal.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasaaradda Maaliyadda Soomalaiya oo IMF Uga Warbixisay Muhiimadda Suuqa Bariga Afrika Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa waxa uu ku casuumay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya Ergayga gaarka ah Dalalka Bulshada Bariga Afrika Mudane Cabdisalan.
1 daqiiqo Sheeko:War Mas’uuliyiin Ka Socday Wasaaradda Difaaca Turkiga oo Kulan La Qaatay Wasiirka Diica Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda.