1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaahira: Madaxweyneyaasha Eritrea iyo Masar oo ka hadlay arrimo ka mid Ixtiraamidda Qarannimada Soomalaiya Madaxweynaha Eritrea Isaiah Afewerki ayaa sabtidii booqasho rasmi oo 3 maalin ah ku gaaray caasimadda Masar ee Qaahira kadib casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Kumaandooska Soomaaliya oo Ka Qeybgalaya Dhoolatus Milatari oo Dalka Dibaddiisa ah, Kadib 33 Sano Ciidamo ka tirsan kwa sida gaarka ah u tababarran ee kumaandooska Danab ee Milatariga Soomaaliya ayaa gaaray dalka Kenya, waxaana halkaas ay kaga qeyb gali doonaan dhoolatus Milatari oo ay sameyn doonaan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Hey’adda Duulista Rayidka” Ma Jirto Amni Xumo iyo Halis Badqab oo Ka Jira Hawada Soomaaliya” Hey’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in Hawada Soomaaliya aysan ka jirin amni darro laga walwalo, hey’adana ay si buuxda gacanta ugu heyso dhammaan duulimaadka garoomada dalka iyo badqabka.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Dowladda Soomaaliya oo Markale Baaq u Dirtay Dalalka Ku Jira Ururka Iskaashiga Islaamka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Guddomiye Ku-Xigeenka Golaha Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka Waddamada Islaamka ee OIC, Mudane Daud Aweis Jama ayaa ka codsadey dalalka xubnaha ka ah ururka.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Baarlamaanka Jamhuuriyadda oo Maanta Bilaabay Ka Doodista Cutubka 2-aad Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 17aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadalay Saameynta Isbedelka Cimilada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan: Soomaaliya Waa ay Difaaci Doonta Dhulkeeda Haddii Itoobiya ay Ku Adkeysato Socodsiinta Heshiiska Gardarrada ah ee Badda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay difaacan doonto dhulkeeda haddii Itoobiya ay ku dhaqaaqdo fulinta heshiiska ay ku doonayso.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Muqdisho: Bannaanbax Lagu Taageeyo Heshiiska Turkiga oo Caasimadda Ka Socda Bannaanbax ballaaran oo uu soo qaban-qaabiyey Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka socda garoonka Ciyaaraha Eng Yariisow ee degmada Cabdi Casiis ee gobolka Banaadir, waxaana kasoo qeybgalaya inta badan bulshada.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgallo Lagu Dilay Qaar Ka Tirsan Saraakiisha Al-shabaab oo Ka Kala Dhacay Koonfur Galbeed iyo Galmudug Howlgallo lagu bartimaameedsaday kooxda Shabaab oo ay iska kaashadeen ciidamo Soomaali iyo saxiibaeeda caalamiga ah ayaa ka kala dhacay Koonfur Galbeed iyo Galmudug, waxaana ka dhashay khasaare soo gaaray Al-shabaabkii lagu qaaday.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Xasaasiga ah ee Baalamaanka Labadiisa Gole? Baarlaamaanka labadiisa gole ayaa maanta kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, waxaana ay sii anboqaadaan ka doodista iyo waxkabedelka Dastuurka dalka, xilli lasoo gabagabeeyay cutubkiisa koowaad.