Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Kismaayo, waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku xigeenada, xubnaha Xukuumadda…