1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Garoonka Aadan Cadde oo Laga Hirgeliyay Xarun Lagu Dayactiro Dayaaradaha Garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa markii ugu horreysay tan iyo 1991-dii waxaa laga hirgeliyay xarun lagu dayactiro dayaaraha, arrintan oo ugub ku ah dalka ayaa meesha ka saareysa adeegga dayactirka .
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Soomaaliya Oo Mamnuucday Ka Ganacsiga Bacaha iyo Soo Dejintooda Wasaaradda deegaanka xukuumadda federalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo 30-ka June 2024 ay mamnuuc tahay in dalka laga soo galiyo bacaha ama waxa plastic ah, kuwaas oo wasaaraddu sheegtay in aysan deegaanka u wanaagsaneyn.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo Hawada Ka Saartay Akoonno Cusub oo Shabaab Ku Lahaayeen Baraha Bulshada Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa maanta shaacisay in si rasmi ah hawada looga saaray 14 Website oo Internet-ka ah, kuwaas oo ay isticmaalayeen Al-shabaab, hey’adda ayaa sidoo kale xustay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dubai Uga Qeybgalay Shir Looga Haday Amniga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoonka Goleyaasha Somaliland oo Go’aanka Kasoo Saaray Xeerka Doorashooyinka oo Lagu Soo Celiyay Golaha Guurtida Somaliland iyo golaha Wakiillada ayaa heshiis ka gaaran muranka xeerka loo marayo doorashooyinka Somaliland, kadib kuland ay wadaqaateen guddoonka labada aqal ee Saleebaan Maxamuud Aadan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Puntland oo Martigelineysa Shir looga Hadlayo Arrimaha Hortabinta u leh Soomaaliya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka aqbalay gogol wadahadal oo ay fidisay Puntland, si loo xaliyo tabashooyinka jira.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Adis Ababa oo IGAD ka dalbatay Shir Madaxeed ay Noociisa Horay u diiday Dowladda Itoobiya ayaa urur-goboleedka IGAD ka codsatay in la qabto shir madaxeed aan caadi ahayn, kaas oo loo malaynayo in looga hadlayo xiisadda gobolka kusoo korortay ee Soomaaliya iyo Itoobiya u dhaxeeya inkastoo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Pakistan: Ra’iisulwasaarihii Hore oo Lagu Xukumay 14 sano oo Xabsi ah Ra’iisulwasaarihii hore dalka Pakistan Imran Khan iyo Xaaskiisa Bushra Bibi ayaa lagu xukumay 14 sano oo xarig ah maalin uun kadib markii uu kasoo muuqday maxkamadda, xilli todobaad kadib loo dareeri doorashada guud ee dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxda Ugu Sareysa Dowladda Taliyaanga? Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Roma kaga qeybgalaya madasha Afrika iyo Taliyaaniga ayaa kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane Sergio Mattarella.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Wadahadleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wakiillada Dadka Barakacayaasha Muqdisho Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda FS mudane Axmed Macallim Fiqi oo ay wehliso Marwo Safiyo Xasan Maxamed ayaa maanta xarunta hay’adda Qaran ee qaxootiga.