2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Badan Ka Ogow Cayaarta Galmudug iyo Hirshabeelle ee Finalka Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium ayaa maanta martigelinaya kulanka ugu weyn ee tartanka dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, waana Finalka koobka oo ay isku wajihi doonaan kooxaha dowlad goboleedyada Hirshabeelle.
2 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Shirweynaha 6-aad ee Garsoorka Dalka oo Muqdisho Ka Furmay Ku simaaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha golaha shacabka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta furay shir-weynaha 6-aad ee garsoorka dalka, kaas oo looga hadlayo ciribtirka.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Roma: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madasha Afrika iyo Yurub hordhigi doono Hortabinno Muhiim ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga qeyb-geli doonaan Madasha Talyaaniga iyo Afrika,
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Sacuudiga oo Mashariic Horumarineed Ka fulinaya Soomaaliya, Ra’isul Wasaare Xamse ayaa Daahfuray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka .
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo ATMIS Kala Wareegaya Xarumo Ku Yaalla Jubbaland Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa kormeer ku tagay dugsiga Tababarka Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee xerada (Ma dhammaato).
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Safiirka Switzerland kala hadlay Iskaashiga Labada dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, mudane Valentin Zellweger.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Nin Xaaskiisa oo Xaamilo ah Gubay Faahfaahinno dheeraad ah aya laga helayaa dhacdo xanuun badan oo habeenimadii xalay ka dhacday degmada Dharkenleey ee gobolka Banaadir, kadib markii Nin uu Xaaskiisa nolosha ku gubay, warar kale duwan.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Duqeyn Ka Dhan ah Shabaab oo Laga Fuliyay Buqda Caqable, Hiiraan Faahfaahinno ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo manta ka dhacday qeybo kamid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanka Buqa Caqable, howlgalkaan ayaa waxa wadajir u fuliyay ciidanka sirdoonka qaranka ee NISA,
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Taageertay Go’aanka ICJ ee Ka Dhanka ah Israa’iil Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa taageertay go’aankii kasoo baxay Maxkamadda Cadaaladda ICJ ee ku aadan dacwaddii dowladda Koonfur Afrika ay ka guudbisay Xasuuqa Israel ay ka wado marinka Gaza, maxkamadda.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Galgaduud: Duqeymo laga Fuliyay Galhareeri Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xooggan oo dhacay degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud, waxaana duqeyntii labaad ee ka dhacay muddo 4 cisho gudahood, waxaana lala beegsaday xarumo