2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriir Kubadda Cagta oo Markale Hakiyay Tartanka, Dalbadayna Soocelinta Kooxda Koonfur Galbeed Guddiga fulinta xiriirka Kubadda Cagta, Ururada kubadda cagta dowlad goboleedyada iyo kan gobolka Banaadir Ayaa manta isugu yimid shir aan caadi aheyn waxaana looga arinsanayay xaalada Tartanka Dowlad Goboleedyada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaariyahan Israa’ili ah oo Turkiga Loogu Xiray Kudigashada Dadka Reer Falastiin Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Turkiga uu sii daayay cayaaryahanka kubadda cagta Israa’iil ee Sagiv Gehezkel, uuna dhawaan u laaban doono doono dalkisa, kadib markii xabsiga loo dhigay arrimo la xiriira kudigashada dadka reer Falastiin.
3 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Soomaaliya oo Dadaal ugu Jirta Dib ugu soo Noqoshada Hoggaaminta Afrika, Maxaa Caaabado ah oo Hortaagan? Soomaaliya ayaa sida dayaxa uga soo dhax iftiinta qaaradda Afrika, iyadoo tiigsaneysaa hamiyo sare waxaana ay muujineysa kartideeda hogaamineed ee qaaradda iyo ururada kale caalamka ee ay qeybta ka tahay sanada
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Yurub: Qurbojoogta Soomaalida oo Dhigaya Bannaanbax Looga Soo Horjeedo Xadgudubka Itoobiya Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub ayaa ka wada hadlay sidii dalalka Yurub looga dhiga lahaa Banaanbax looga soo horjeedo damaca Gurracan ee Ethiopia iyo heshiiskii.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Xoogga dalka ayaa Kormeeray Xerada Turisom, Xilli xoogga Dalka ay Qaadayaan Howlgallo Ka Dhan ah Al-shabaab. Taliyaha Ciidanka Xoogga dala Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow ayaa maanta kormeer Shaqo ku tegay xerada tababarka Turkisom ee Muqdisho, halkaas oo ay tabarro ku qaataan ciidanka xoogga dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hanaanka Casriga ee Diiwaangalinta Xogta Talaalka Soomaaliya oo Muqdisho laga daah-furay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa daahfurey Munaasabadda Hanaanka casriga ah ee diiwaan gelinta xogta Tallaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Doorashada Taiwan Kadib, Soomaaliya oo Taageertay Madaxbbaanida Shiinaha Wasaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saartay, arimaha doorashadda jaziiradda Taiwan, wasaardda oo ka duuleeso doorashadii sabtidii ka dhacday jaziiradda Taiwan, ee lagu doortay Madaxweynaha Taiwan.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaahira: Jaamacadda Carabta oo Arbacada Kashiraya Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Ururka Jaamacadda Carabta, ayaa Axaddii shalay ahayd ku dhawaaqay inay shir degdeg ah oo heer wasiir ah yeelan doonaan Arbacada soo socota, kaas oo lagaga hadlayo xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Dhuusamareeb: Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh oo Bilaabay Kulammo Kala duwan Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Axaddii ku laabtay Dhuusamareeb ayaa durba waxaa uu bilaabay kulamo kala duwan, kuwaas uu la qadanayo bulshada kuna qotoma sidii dowladda loogu taageeri lahaa dagaalka Al-shabaab iyo howlgallada.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuuthiyiinta oo Gantaalada lidka Maraakiibta Ku Bartilmaameedsaday Maraakiibta Waxburburisa ee Maraykanka. Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqay ka hor waaberigii subaxnimadda isniinta saaka ah in Xuuthiyiinta ay gantaalaha lidka maraakiibta la beegsadeen markabka USS xilli uu marayay badda cas.