1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub Kala Hadlay Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub Marwo Annette Weber, iyaga oo ka wadahadlay arrimo dhowr ah.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Muqdisho oo ay Ka Socdaan Dibadbaxyo Ballaaran oo Looga Soo Horjeedo Itoobiya Magaalada Muqdisho waxaa ay maanta martigelinaysaa dibadbaxayo waaweyn oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee ku Aadan dhulka iyo Badda Soomaaliya,shacabka caasimadda iyo ayaa isugu soo baxay goobo cayiman.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xogheyaha Guud ee QM Kala Hadlay Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la weadaagay aragtida iyo siyaasada dowlada federal Soomaaliya oo ku dhisan daris-wanaag, iskaashi iyo is-ixtiraam, taas oo ay barbar socoto in dadka iyo dowladda Soomaaliya aysan aqbalayn.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Taliska Xoogga Amray u Diyaargarow Howlgallo Ka Dhan Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa kulamo ku saabsan xoojinta amniga iyo xoreynta dalka,
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Ciidamada Ammaanka oo Fashilyay Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhow ka dhacay caasimadda Muqdisho iyada oo lagu waramayo in ciidamada amniga ay fadhiliyeen qarax.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Yiri Safarkiisa Asmara, Kadib Wareysi uu Siiyay Warbaahinta Erateriya? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Dalka Ereteriya ayaa wax uu kaga hadlay xaaladda guud ee gobolka, xiriirka Soomaaliya Ereteriya.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo isku Fidoyay Aagga Galhareeri Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa howlgallo ka bilaabay qeybo kamid ah deegaannada dhaca bariga gobolka Galgaduud, ciidanka ayaa isku fidiyay deegaanno hoostaga Galhareeri.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 8 Qof oo Ku Dhimayay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Laascaanood Warar kale duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo saakay ka dhacay duleedka bari ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kadib markii labada ciidan ay ku wada dagaalameen halkaas, waxaana ka dhashay khasaare kale duwan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka “Soomaaliya Garab Ayaan Ku Siinaynaa Inay Ku Filaato Amaanka Xuduudkeeda” Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Nicmaan Kurtulmuş oo ka hadlay xiisadda badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegay in Turkigu difaacayo Xuduudaha Soomaaliya, haddii ay Soomaaliya ka codsato iskaashi amni.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jabhadda Oromada oo Ka Hortimid Heshiiska Ethopia iyo Somaliland Jabhadda Xoraynta ee Oromada ee Itoobiya ayaa ka hortamid go’aankii Ra’iisulwasaaraha dalkaas uu heshiiska kula gaaray Somaliland, kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharcidarro ah iyo tallaabo qaldan oo lagu marinhabaabinayo Shacabka Ethiopia.