2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dibadbax Weyn oo ka Dhan Ah Itoobiya oo Khamiista Ka Dhici doona Muqdisho iyo Gobollada Dalka Ururada bulshada, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed ayaa Khamista (١١-ka Janaayp 2024) ku dhawaaqay banaanbaxyo ballaaran oo ka dhaca Muqdisho iyo guud ahaan gobollada Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Kuwajahan Qaahira Kadib Lugtii Asmara Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah el-Sisi, kadib xiisadda kasoo cusboonaatay gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis Cusub: Itoobiya oo Somaliland La Gashay Heshiis Amni Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida ee Itoobiya, Marshal Birhanu Jula ayaa sheegay inuu jiro iskaashiga dhinaca Millateriga ah oo kala dhaxeeya Taliyaha Guud ee Ciidanka Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taan.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Beledweyn: Dad Lagu Qabtay Howlgalka NISA Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa soo qabtay tiro dad ah, kuwaas lagu tuhunsan yahay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti: Waa Muhiim Ilaalinta Madaxbannaanida Soomaaliya Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xiisadda kasoo cusbaanaatay badda cas ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib heshiiskii is-afgarad ee Somaliland.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubadda Cagta ee Banaadir oo Garaacday Galmudug, Qabatana Hoggaanka Kooxda maamulka gobolka Banaadir ayaa guuleysatay wareegga sedexaad kulan xiiso leh oo ay la qaadatay kooxda Galmudug, kooxda gobolka ayaa kusoo laabatay hoggaanka tartanka, ka hor kulanka ay la qaadan doonto kooxda Jubbaland.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Siciid Deni oo Markale Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa mar kale ku guulaystay xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, kadib doorashadii saaka ka dhacday xarunta Baarlamaanka ee magaalada Garoowe, Deni 35 cod ka helay wareegii 1-aad.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Safray Dalka Eriteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mudane Isaias Afwerki.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Puntland: Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa oo Socota Hoolka Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ka socda doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulka oo maanta oo Isniin ah ka ka bilaabatay magaalada Garoowe .
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Kamid ah Xukuumadda Somaliland oo Isku Casilay Arrin La Xiriirta Heshiiskii Badda ee Itoobiy iyo Somaliland Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu ka haayay xukuumadda Somaliland ee hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi, kadib heshiiskii isafgarad.