1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Akhrisl War-Murtiyeed: Qodobbo muhiim ah oo Kasoo Baxay Wadahadalladii Djibouti ee Soomaaliya iyo Somaliland Magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa kusoo idlaaday wadahadalkii u dhaxeeyay madaxda dowladda federalka Soomaaliya iyo Somaliland, kaas oo socday 28-kii bisha iyo 29-kii.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Galmudug iyo Hirshabeelle oo Furitaankii Tartanka Dhibcaha Ku Kala Qaatay Ciyaartii Soo Idlaatay Tartankii maanta lagu daahfuray ciyaartooyda ka kala socotay maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa kusoo idlaatay 1 1 oo labada koox min hal dhibac ay ku kala qaateen ciyaar xiisa badan oo galabta ka dhacday garoonka Muqdisho Stadium.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Furay Koobka Dowlad-goboleedyada Dalka iyo Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ka bilowday Stadion Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Galmudug iyo Hirshabeelle oo Tartanka Maamulka Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Lagu Daahfurayo Waxaa lagu wadaa in maanta tuulada Ciyaaraha Stadium Muqdisho uu ka furmo tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo sanadkaan ka xiiso badan sanadadii hore marka loo eego martigelinta garoonka Muqdisho Stadium.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Wadaxaajoodka Soomaaliya iyo Somaliland oo Ka Furmay Jabuuti iyo Madaxweyne Geelle oo Marigelinaya. Magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa si rasmi ah uga furmay wadahadallada lagu anbo qaaday dadaallada la isugu soo dhoweynayo madaxda Soomaaliya iyo Somaliland si halkaas looga siiwado wadahadalladii u dhaxeeyay labada dhinac.
6 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Kulankii Dadweyne Ee Madaxweyne Xasan Sheekh: Warbixin, Weydiimo Iyo Warcelino Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlayay kulan dadweyne ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin wixii laga qabtay amniga, doorashada, dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale oo muhiim u ah dowladnimada Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Jabuuti oo Mar kale Martigelinaysa Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta gaaray wufuud ay kala hoggaaminayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuuse Biixi Cabdi.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Afar Ruux oo Suuriyaan ah oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidanka Boliiska dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo ajaanib ah kuwaas oo ku eedeysan inay Magaalada Muqdisho ka qaateen Dahab gaaraya 940 Garaam ayna baxsad ka ahaayeen cadaaladda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Gobolka Banaadir: Ma Ogin Lacag Bajaajley lagusoo Rogay Maamulka gobolka Banaadir ayaa iskafogeeyay in ay ku lugleeyihiin lacago lagu soo rogay Mooto Bajaajleyda Muqdisho, taas oo keentay cabasho, kadib markii lagu dhawaaqay in Mooto walba laga rabo $27 oo lagu sheegay badqabkeeda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxkamad Ku Taalla Belgium-ka oo 15 Sano oo Xabsi ah Ku Ridday Nin Ka Tirsan Mucaaradka Jabuuti Maxkamad ku taalla dalka Belgium ayaa 15 sano oo xarig ah ku xukuntay nin ka tirsan mucaaradka Jabuuti oo dibadjoog ah kaddib markii lagu helay inuu jir dil u gaystay nin ay isku siyaasad ahaayeen oo la garaacay indhahana laga saaray.