1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Howlgalada ka dhanka Shanaab oo sii Xogeysanaya Ciidanka Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug oo taageero ka helaya xoogagga deegaanka ayaa siiwada howlgallada ay ka wadaan Koonfurta gobolka Mudug, waxaana maalintii 3-aad galay howlgalka ciidanku ay ku doonayaan
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Koonfur Galbeed:Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Fuliyay Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Goof-gaduud Buurey” ee dhaca gobolka Baay, kadib markii Halkaas uu ka dhacay weerar Al-shabaab ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa xoogga iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Dib u Hrgelisay Saalada Qaliinka Isbitaalka Martiini Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Adam ayaa xarigga ka jaray Saalada qaliinka guud ee Isbitaalka Demartiino kadib dib u howlgalin,
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Guddiga Arrimaha Dibadda Aqalka Sare oo Xafiiskooda Su’aallo Ku Weydiiyay Wasiirka Qorsheynta Guddiga Arrimaha Dibadda aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxakamadda Sare Ee Puntland oo Ka Biyodiiday Go’aankii Kasoo Baxay Isimada SSC Khaatuma Warsaxaafadeed uu soo saaray guddoomiye ku xigeenka maxkamadda sare Puntland Axmed Sheikh Cumar Xassan ayaa lagu sheegay in go’aanka ay soo gaareen Isimmada SSC- Khaatumo uusan waafaqsanayn habraaca loo marayo kala kala gurista labada maamul.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dagaal Xooggan oo Maalintii Labaad Koonfurta Mudug kudhex maraya Dowladda iyo Shabaab Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal culus oo u dhexeeyey Ciidanka xoogga dalka, xoogagga deegaanka iyo daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya kaas oo maalintii labaad ka socda deegaanka Jeexjeexo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo: Askar Ka Tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed oo Xukunno Kale Duwan Ku Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60-aad ayaa Maanta Xukunno kala Duwan Ku Riddey rag Katirsan Ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo lagu helay in dhac iyo dil ay ka Geysteen Magaalada Baydhabo.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada “Puntland Xildhibaan uma Dirsaneyno “Golaha Dhaqanka SSC Khaatuma Golaha sare ee dhaqanka SSC- Khaatumo ayaa ku dhawaaqay in aysan wax xildhibaano ah u dirsan doonin maamulka Puntland, sidoo kale, kuwii horey u joogayna aysan u cusboonaysiin doonin inay kusoo laabtaan kuraastooda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Gobolka Banaadir oo ka Shiray dar-dargelinta Howlaha Degmooyinka iyo Qorshayaasha 2024 Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, kaasi oo loogu hadlay dar-dargelinta Howlaha Degmooyinka iyo Qorshayaasha hortabinta u…
0 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Ku Baaqay Taageeridda Meelmarinta Dastuurka Dalka isaga oo Siweyn u Falanqeeyay Hayaanka Dowladnimo Madaxweyne Xasan oo Ku Baaqay Taageeridda Meelmarinta Dastuurka Dalka isaga oo Siweyn u Falanqeeyay Hayaanka Dowladnimo.