1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Guddoomiye Madaale oo Kormeeray Goobaha Laga Gurayo Biyihii Roobabku Dhigeen Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay goobaha ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Madaxweyne Axmed Madoobe oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Xaaladaha Fatahaadaha Gedo Madaxweynaha dowladda goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay roobka dayrta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Goobo Ganacsi Xalay fiidkii hore waxaaa bam gacmeed lagu tuurey BTS ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom ku leedahay deegaanka Muusaaaley ee Ceeelasha biyaha. Inta la ogyahay ma jiraan wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay dhacdadan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin: Bil Kadib Dagaalka Gaza, 10 Kun oo Falastiiniyiinta Laga Dilay iyo Xaaladda Banii’aadnimo oo Taagan Muddo bil ayaa kasoo wareegatay weerarkii October 7, iyada oo khasaaraha nafeed ee soo gaaray dhanka reer Falastiin ay kor dhaafayaan toban kun(10,000) sida ay ku warantay Wasaaradda Caafimaadka ee Marinka Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Mareykanka: Gabar Asal ahaan Soomaali ah oo Taariikh Ku gashay Noqoshada Duq Degmo Naadiya Maxamed oo Soomaali ah oo Noqotay Guddoomiyihii Degmo Ee Ugu Da’da Yaraa 170 oo Mareykanka Lagu Doortay.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Bardaale iyo Waajid oo Fatahaadda Darteed Looga Barakacay Magaalooyinka Waajid iyo Bardaale oo ka kala tirsan gobollada Baay iyo Bakool ayaa waxaa saacadihii ugu dambeeyay ka da’ayay roobab badan, kuwaas oo biyo badan dhigay gudaha magaalooyinka, taasi oo keentay barakac xooggan
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Gargaarkii Ugu Horeeyay Ee Dowladeed oo Maanta Gaaraya Gobolka Gedo oo Fatahaad ay Ku Dhufatay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqday in maanta gargaarkii ugu horreeyay ay u dirayso gobolka Gedo oo siweyn roobabka iyo fatahaadaha ay ugu yeesheen, taas oo ay dheertahay in dadka ay ka barakaceen magaalooyin dhowr ah
4 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Warbixin: Khasaaraha Nafeed iyo Midda Maaliyadeed ee Fatahaadahu Ka Geysteen Guud Ahaan Soomaaliya In ka badan 10 ruux ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen fatahaado ka dhashay roobka deyrta oo ka da’aya guud ahaan Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Al-Shabaab oo Laga Saaray Deegaanno Hoostaga Degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug. Ciidanka Xoogga Dalka qaybta 21aad oo gacan ka helaya kuwa Deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaanka gobolka Mudug, kuwaas oo hoostaga degmada Xarardheere.