1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Duqeynta Gaza, Masoo Dedejin Doontaa Masharuucii Falastiiniyiinta Loogu Rarayey Dal Kale? Khasaaraha, dhanka Isra’eil waxaa la sheegayaa 1,200 oo u badan shicib, dhaawacuna uu kor u dhaafay 3,000, halka duqeynta diyaaradaha Isra’il ay dileen ilaa hadda in ka badan 1,000 oo Falastiiniyiin ah, dhaawacana uu intaasi ka badan yahay.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridday Rag Dil Hore u Geystay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday laba eedeysane, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay dil u geysteen marxuum lagu magacaabi jiray Marxuum Yusuf Cabdi oo ganacsade ahaa.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Jubbalanad oo Lagu Soo Bandhigay Rag Ku Eedeysan Hanti-Dowlo Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug iyo Mas’uuliyiin Difaaca oo Kormeeray Fariisimaha Ciidanka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta Al cadaala iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray rugaha Ciidanka ee koonfurta gobolka Mudug.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Giriigga oo Ka Digeysa Dagaalka Israel Inuu Sababi Karo Kororka Tahriibka Xilli Israa’iil sii kordhisay go’doominta ay ku hayso marinka Qaza, isla markaana ay sare u kacday suurto-galnimada dagaal wakhti dheer socda, ayaa dawladda Giriigu waxay sheegtay in laga cabsi qabo qulqulka muhaajiriin cusub.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Safar Ku Maraya Deegaanno Dhaca Mudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safarro ku maraya deegaanno dhaca Koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo dhowaan laga saaray Al-shabaab
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Marocco Kula Kulmay Ku-xigeenka Hey’adda MIGA Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaaalda Marrakesh ee dalka Morocco ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Hey’adda Ceymiska Maalgashiga Caalamiga ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Aadan Madoobe oo Dhiggiisa Taliyaaniga Kula Kulmay Magaalada Roma Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Shir Guddoomiyed Shirka 70-aad EMRO 2023 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda ferderaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden ayaa shir gudoominayay kalfadhigii 70-aad ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.