1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Pope Francis oo Raaligelin Ka Bixiyay Hadal uu Hore Uga Sheegay Kooxda LGPT Lagu Magacaabo Pope Francis oo hoggaamiyaha Madaahibta Kaatooligga ayaa raali-gelin ka bixiyay hadal uu horay u yiri oo ku saabsanaa kooxda loo yaqaanno LGBT ka dib markii lagu eedeeyay inay ku jiraan erayo uu ku liidayo kooxda kooxdaas.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Manaasabad Ku Saabsan Wacyi-gelinta iyo Badbaadinta Waddooyinka oo Muqdisho Lagu Qabtay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo kaashanaysa Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Taliska Taraafikada iyo hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan lagu xusayay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Ergayga Qaramada Midobay James Swan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay sii-hayaha ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya danjire James Swam.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska Gobolka Mudug oo Xabsiga Dhigay Gabar Muuqaal Aflagaado ah Duubtay Taliska Booliska Soomaaliya, gaar ahaan qeybta gobalka Mudug ee Galmudug ayaa magaalada Galakacyo ku xiray Fardowso Cabdi Xuseen oo muuqaal ay baraha bulshada soo dhigtey ku aflagaadeysay madaxda qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Siihayaha Safiirka Dowladda Liibiya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Axmed Macallin Fiqi Axmed ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Dowladda Liibiya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya danjire Nasr Mohamed Assanosi.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Spain oo Maanta Sirasmi ah u Aqoonsatay Dowladnimada Falastiin Golaha wasiirada dowladda Spain ayaa cod aqlabiyadda ah ku ansixiyay aqoonsiga rasmiga ah ee dowladd falastiin wasiirada, sida uu ku dhawaaqay afhayeen u hadlay dowladda, kadib kulankii golaha wasiirrada ay yeeshen.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Kormeer Ku Tagay Xero Lagu Tabarayo Ciidan Daraawiishta Ka Tirsan Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee dowlad goboleedka Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aaden oo ku sugan degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo ayaa booqday ciidan cusub oo dhawaan tababar loosoo xiray,
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka 𝐁𝐚𝐧𝐢𝐠𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 $18Million Ugu Deeqday Dowladda Soomaaliya Munaasibad kooban oo lagu saxiixay Heshiiska Bangiga iyo Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Nairobi, halkaas oo uu ka soconayo shirka Sanad laha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dalal Kamid ah Yurub oo Maanta Sirasmi ah Dowlad Uga Aqoonsanaya Falastiin iyo Buuqa Ka Dhashay Ireland, Norway iyo Spain oo kamid ah dalalka reer Yurub ayaa maanta si rasmi ah u aqoonsan doona dowladda Falastiin, kulan la filayo inuu ka dhaco magaalada Geneva ee dalka Switzerland, waxaana lagu wadaa in ay sidoo kale.