1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Qorshaha Kala Guurka Xafiiska UNSOM Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruto iyo Biden oo Kulmay iyo Qodobada ay Ka Wada Hadlayaan Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa noqonaya hogaamiyihii ugu horreeyay ee Afrikaan ah oo muddo 15 sano ah booqasho rasmi ah ku taga dalka Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Lagu Dilay Muqdisho Waxaa caawo Magaalada Muqdisho, Gaar ahaan Xaafada Seybiyaano ee Degmada Hodan lagu dilay xildhibaan lagu magacaabi jiray Ibraahim Cabdi Cabdiraxmaan oo ahaa mudane ka tirsan baarlamaanka dowlad gobolleedka koofur galbeed.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Shaqada oo KaQatar Kaga Qeybgalay Shir Looga Hadlayay Socdaalka Muhaajiriinta Afrika iyo Carabta Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kaga qeybgalay shir looga hadlaayay Arrimaha dhaq-dhaqaaqa.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Amniga oo Kormeeray Jaamacadda Umadda Faraceeda Galmudug Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeer ku tagey Jaamacadda Ummadda faraceeda degmada Caabudwaaq iyo xarunta Agoonta Taakulo, isaga oo sidoo kale la kulmay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hirshabeelle iyo Taliska Ciidanka Xoogga oo Ka Shiray Sidii Shabaab Looga Saari Lahaa Deegannada ay Ku Harsan Yihiin Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Difaaca Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka oo Ka Qeybgalay Shir Heer Caalami ah oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XukuumaddaFederaalkaSoomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa guddoomiyay Xeritaanka Shirka heerkiisu sareeyo ee heer farsamo iyo heer Wasiir ee hindisaha wadajirka ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Israel oo Qaaday Tallabo Falcelin ah Kadib Go’aannadii Norway, Ireland iyo Spain ay Qaateen Maamulka Israa’iil oo ka falcelinaya tillaabadii ay Norway, Ireland iyo Spain sida rasmiga ah ugu aqoonsadeen dowladda Falastiin ayaa degdeg ugu yeertay ergadeeda Ireland iyo Norway u fadhisay si ay la tashi degdeg ah ula yeeshaan.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Cumaan Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo booqasho shaqo oo rasmi ah ku jooga magaalada Muscat ee Dowldda Cumaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Dab Xooggan oo Aafeeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Addis Ababa Guddiga dab damiska iyo ka hortagga masiibooyinka ee magaalada Addis ababa ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la xakameeyay dab ka kacay agagaarka garoonka diyaaradaha Bole.