1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Israel oo Meel Qura Ku Wada Dilay Dhaqtar, Macalin iyo Arday Ciidamada Israel ayaa hadda toogasho ku dilay shan qof intii lagu guda jiray weerarkii ay ku qaadeen xerada Jenin, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Wafa oo soo xiganaysa wasaaradda caafimaadka.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Maqaal: Anshax-xumada Ka Socota TIK TOK iyo Dhaqan Doorsoonka Jiilka Soomaaliyeed Soo Wajahday Waayadan dambe waxaa baraha ay bulshadu ku wada xariirto, gaar ahaan aaladda TikTok si xoog leh uga socda falal guracan oo dhaqan iyo diin bi’is ah, kuwaasoo aad dadka mareegahaa adeegsada qaar kamid ihi ay ku kacaan.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iislwasaare Xamse iyo Madaxda Dowladda Goboleedyada oo Shacabka Waqti Kula Qaatay Liido Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa habeenimadii waqti kula qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido, xilli halkaas ay isugu yimaadeen shacab badan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka 10-aad ee Biyaha Adduunka oo Ka Furmay Wadanka Indonesia iyo Ajandaha Looga Hadlayo Wafdi uu Hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta Iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa lagu soo dhoweeyey Dalka Indonesia oo uu kaga qeeyb gelayo Shirka Madasha 10aad.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Boqortooyada Sacuudiga oo Adkeysey Kaararka Xujeyda Ka Qeyb Galaysa Xajka Sanadkan, 1446/ 2024. Dowladda Sacuudiga ayaa rabta hortagto dadka aan Soo Marin nidaamka saxda ah ee loogu talo galay in ay maraan dadka xajinaya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Soo Xiray Shirka Kobcinta Karaanka Aadanaha Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo soo xiray Shirka kobcinta Karaanka Aadanaha.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Biyaha Dunida oo Ka Furmaya Indonesia Wafdi uu Hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta Iyo Kheeyraadka Biyaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb-galaya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Kulan Xasaasi ah Madaxtooyada Kula Qaatay Safiirka Ruushka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanno Ka Tirsan Galmudug Howl-gal ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanku ka fuliyeen aagga deegaanka Mesewagaa ee gobolka Galgaduud ayaa cagta lagu mariyey tuulooyin iyo dhul howd ah oo ay xubno kooxda Alshabaab.