1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Puntland oo Furay Shirka Jiheynta Xukuumadda oo Ka Dhacay Garowe Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay Shirka Jiheynta Xukuumadda oo muddo saddex Cisho ah socon doona.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Xukuntay Askari Dil Hore u Geystay Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u geystay marxuum Sacad Cabdi Muuse, inuu baxsad ka ahaa goobtiisa shaqo oo ah Deegaanka Shabeeloow.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Lataliyaha Amniga Qaranka “Qorshuhu Waa in Al-shabaab Aysan Dhaafin Bilaha Soo Socda, Waxna Iskama Badalin” Xilli dhowaan la filayo in dagaalka ka dhanka Al-shabaab dib loo bilaabo ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay sheegtay in bilaha soo aadan lasoo gabagabeynayo dagaalka kooxda, ciidanka xoogga.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Xujeyda Soomaaliyeed oo Bilaabay Gudashada Acmaasha Xajka, Iyagoo Booqanaya Goobaha Barakeysan Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina Al Munawara, wasaaradda Awqaafta ayaa sanadkaan siweyn uga shaqeysay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milateriga Israa’iil oo Kordhiyay Duqeynta Shacabka Falastiiniyiinta ah iyo Cabsida Ka Jirta Rafax Milateriga Israa’iil ayaa duqeeyay guri ku yaalla bartamaha magaalada Rafah ee koonfurta Qaza, halkaas oo ay ku dileen laba qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Wafa. Ma jiraan dhaawacyo kale oo la soo sheegay.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Askar Ka Tirsan Ciidanka Soomaaliya iyo ATMIS oo Loo Tababaray Ka Hortagida Waxyaabaha Qarxa Siddeetan sarkaal oo ka kala socday ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ATMIS ayaa loo soo xiray tababar socday muddo saddex maalmood ah oo ku saabsan ka hortagga walxaha qarxa oo ay adeegsadaan kooxaha.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Booqday Magaaladii Lagu Soo Aasaasay Dowladnimada Soomaaliya 2000. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu waheliyo Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita ayaa maanta booqasho.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Golaha Watashiga Qaran oo Muqdisho Kusoo Idlaaday Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobolleedyada oo maalmahan shir uga socday magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa soo saaray war murtiyeed ka kooban dhawr qodob.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Shir-madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta oo Lagu Soo Gabagabeeyay Dalka Bahrain Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta meertadiisa 33-aad oo lagu soo gabagabeeyay dalka Baxreyn ayaa mar kale lagu xaqiijiyay bayaan laga soo saaray in ay si hagar la’aan ah u taageersan yihiin madax-bannaanida.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya oo Thailand Uga Qeybgalay Shir Caalami ah Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Diirshe ayaa ka qeyb-galay shir gobolleedka IOTC ee ka socda magaalada Bangkok ee dalka Thailand.