1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Jabuuti Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta booqday.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada Caalamka oo Fuliyay Hawlgal Lagu Laayey Xubno Ka Tirsan Shabaab Ilaa iyo sagaal xubnood oo ka tirsanaa Shabaab ayaa lagu dilay ku dhowaad 10-kalana waa lagu dhaawacay labo hawlgal oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamka, kuwaas oo ka kala dhacay gobollada Galgaduud
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada SYL Xuska 15-ka May Awdgeeda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya doorka halyeeyadii hormuudka u ahaa halgankii gobanimodoonka dalkeenna ee SYL ayaa ubax dhigay taalada SYL ee magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Ku Dhawaaqay Xukunka Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saartay kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
2 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Garsoorka Dalka oo Hormar Baaxad Leh Ku Tallaabsaday Labadii Sano uu Xukunka Joogay Madaxweyne Xasan Sheekh Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa hormar baaxad leh ku tillaabsaday guud ahaan hay’adaha kala duwan ee Qaranka, waxaana waxqabad dhab ah laga dareemay.
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guulaha Dastuurka: 4 Cutub oo Muhiim ah u ah Qaran-dhiska oo Baarlamaanku Ansixiyay Dastuurka iyo qabyo tirkiisa waxaa uu ka mid ahaa arrimaha hortabinta u lahaa Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana labadii sano ee lasoo dhaafay lagu guuleystay in la ansixiyo 4 cutub.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guulaha Dhaqaalaha ee Labadii Sano ee Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Labadii sano ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud joogay xilligiisa 2-aad, waxaa uu wax badan ka qabtay dhaqaalaha iyada oo la hirgeliyay aragtida Soomaali heshiis la ah dunida.
4 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dagaalka Shabaab: Guulo Noocee ah Ayuu Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Gaaray Ladagaalanka Shabaab? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laba sano waxaa kasoo wareegtay kolkii loo doortay hoggaaminta Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya 15-kii 2022, madaxweyanaha ayaa xilligaas ballanqaaday
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Isballada Amni ee Muqdisho Labadii Sano ee Ugu Horreysay Madaxweyne Xasan Sheekh Caasimada Soomaaliya ayaa ku jirta jawi xasilloon ka dib markii labadii sano ee lasoo dhaafay ee uu xukunka joogay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo la kordhiyay tayada iyo tirada ciidamada sida gaarka ah loogu carbiyay.
6 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dib-u Milicso Taariikhda iyo Waayihii Ururkii SYL oo 81 Sano Laga Joogo Aasaaskiisii 1943-kii Maanta oo kale sanad weliba waxaa inta badan dalka laga xusaa markii 15-ka bisha May oo beegan markii dhidibada loo taagay ururkii xornimo doonka ee SYL, kaas oo dhismihiisa ay ka soo wareegtay 81 sano, tan iyo sanadkii 1943-kii.