1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo gaaray Caasimadda Dalka ee Muqdisho, waxaana si weyn u soo soo dhaweeyay Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidamada Ilaalada Xabsi Ku Yaalla Guriceel oo Toogtay Nin Isku Dayay Inuu Ka Baxsado Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada guriceel ee gobolka galguduud nin Kamid ahaa maxaabiista lagu hayey Saldhiga Booliiska magaaladaas oo isku dayey in uu ka baxsado xabsiga ayuu rasaas ku furay mid kamida ilaaladu.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo Dhagax Dhigay Dib u Dhiska Waddada Isbitaalka Hoggaamiyaha Maamulka ku meel gaarka ah ee Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo ay weheliyaan masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan hay’adaha maamulka ayaa dhagax-dhigay dhismaha iyo dib u dayactirka waddada.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qarammada Midoobay oo Sheegtay in ay Israa’iil Ku Amartay inay Ka Qaxaan 100,000 oo Qof Waqooyiga Gaza Qarammada Midoobay ayaa sheegtay inay Israa’iil ku amartay inay ka qaxaan 100,000 oo qof waqooyiga Gaza, tan iyo markii Israel ay weerar ku qaaday marinka Rafax, bilowga Todobaadkii hore oo khasaare dhaliyay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliska Soomaaliya oo Qabtay Tuugo Xilli Aroor ah Dadka Dhacayay Howl-gal ay sameeyeen ciidanka booliska Soomaliyeed ayaa saaka aroortii waxay gacanta ku soo dhigeen tuugo dhac ka wadey degmada waaberi ee gobolka Benaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Tamarta Adduunka oo Maanta Ka Furmaya Faransiiska iyo Ajamdaha Looga Hadalayo Shir-madaxeedka tamarta dunida oo la doonayo in lagu dhimo malaayiin carruur ah oo ku dhinta adduunka oo dhan, gaar ahaan Afrika ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Paris, waxaana ujeeddadiisu tahay in la ururiyo balaayiin doollar.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka Furmaya Waxaa maanta la filayaa in uu furmo shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo lagu balansanaa inuu furmo bishii hore ayaa arrimo farsamo darteed dib ugu dhacay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Danjiraha Soomalaiya ee Kenya oo Daahfuray Jaamacadda Strathmore Kulyadeeda Ganacsiga Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business School, xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidamad Ammaanka Puntland oo Howlgal ay Sameeyeen Gacanta Ku Dhigay Xubin Ka Tirsan Al-shabaab Ciidamada PMPF ee Puntiland ayaa howlgalo ay soo sameeyeen ka dib gacanta ku soo dhigay nin ka tirsan kooxaha alshabaab.