2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Tirada Dadka Ku Dhintay Daadadka Indonesia oo Kordhay iyo Dowladda oo Ka Hadlay Tirada dadka ku dhintay daadad ku soo rogmaday jasiiradda Sumatra ee galbeedka dalka Indonesia ayaa gaartay 41 dhimasho ah iyo 17 la la’yahay, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Wasiirrada Maaliyadda Jaamacadda Carabta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay Fadhiga 33-aad ee shirka Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Manama.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigjaray Xarunta Keydka Gaaska Cuntada ee Soomaaliya Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray xarunta gaaska cuntada ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Qatar.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyihii Hore ee Booliiska Soomaaliya oo Xil Looga Magacaabay Golaha Wasiirrada SSC Khaatumo isku-shaandhayn iyo magacaabis uu xukuumaddiisa ku sameeyay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Taliyihii hore ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan maxamed ( Xijaar(.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Dowladda ee Kenya oo Ka Qeybgalay Shir Lagu Dhiiragelinayay Dhallinyarada iyo Ganacsatada Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qeyb-galay xaflad lagu dhiirigelinayay ganacsato Soomaaliyeed oo ku guuleystay tartan mashruuc dhismo waddo ah oo ay ka heleen dalka Madagascar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo Sheegtay Iney Qaadeyso Tallaabo Ka Dhan ah Weerarka Israel ee Marinka Qaza Dowladda Masar ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu biiri doonto dacwadda ay Koonfur Afrika ka gudbisay Israa’iil ee ka dhanka ah xasuuqa ay ka waddo marinka Qaza, weerarka marinka Rafax ee xuduudda Masar oo maalmo ka socdaan weerarro.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY, Warar & Warbixino Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Dhuusamareeb ku qaabiley wakiilka xoghayaha Qarammada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya marwo Catriona Lainga oo soo gaba-gabeyneysa shaqadii.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo Hawlaha Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga. Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo Hawlaha Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhaqtar Caan Ahaa iyo Wiilkiisa oo Dhaqtar Kale ah oo Duqeyn Lagu Dilay Dhakhtarkii qalliinka carruurta iyo wiil uu dhalay ayaa lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday Deir el-Balah.