1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Deeq Xoola ah oo Lagu Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka ee Dhowaan Al-shabaab Kula Dagaalamay Deegaanka Taflo Deeq xoolo nool ah oo la gaarsiiyay ciidamo dhawaan guulo ka soo hooyay dagaalka ay kooxda Alshabaab kula galeen deegaanka Taflo ee hoostaga Degmada Berdaale ee Gobolka Baay.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Daadad Ku Rogamaday Indonesia oo Sababay Geerida Ku Dhowaad 20 Ruux oo Caruur ay Ku Jiraan Ugu yaraan 14 qof oo ay ku jiraan dhowr carruur ah ayaa ku dhintay, qaar kalena waa la la’yahay ka dib markii daadad iyo biyo qabow oo ka dhashay roobab iyo dhul go’ foolkaano ay maasheeyeen galbeedka Indonesia.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koonfur Afrika oo Caalamka Ugu Baaqday Inaan Indhaha Laga Laaban Xasuuqa Israel Ku Heyso Falastiin Dowladda Koonfur Afrika ayaa ugu baaqday caalamka in aan indhaha laga qarsan xasuuqa joogtada ah ee lagu hayo shacabka reer Falastiin ee ku sugan Qaza, xilli dhowaan Koonfur Afrika Isarel ay ka gudbisay dacwad ka dhan ah maxkamadda ICC.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Fadhigii Ugu Dambeeyey Maanta Ka Yeelanaysa Kiiska Eedeysane Sayid Cali Fadhigii ugu dambeeyey ayay Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir maanta ka yeelan doontaa Kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo nolosha ku gubay xaaskiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Burburiyay Diyaarado ay Leeyihiin Xuuthiyiinta Yemen Ciidamada Mareykanka ayaa burburiyay saddex diyaaradood oo Xuuthiyiinta ay leeyihiin oo dul heehaabayay Badda Cas.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Shirkadda Automative Management Service oo Maxkamadda Gobolka Looga Yeeray, Kadib Dacwad Laga Soo Gudbiyay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Shirkadda Automative Management Service ka dalbatay inay muddo bil ah gudeheed ku hor timaado, ayadoo sheegtay inuu dacwad kasoo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Taliyaha Hey’adda NISA oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Xubnaha Golaha Shacabka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan la yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ku Booriyay Maalgadhiga iyo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka ay Wadaan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadal uu ka jeediyay Isku-imaatinka Maalgeshiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ee lagu qabtay maanta Caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Booqday Safaaradda Soomalaiya ee Dalka Kenya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya, iyada oo ay halkaas ku soo dhaweeyeen.
1 daqiiqo Sheeko:War, Warar & Warbixino Madaxweynaha Galmudug oo Dhagax Dhigay Mashruuc Lagu Dhisayo Dhowr Waddo oo Laga Hirgelinayo Caasimadda Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada ee Dowladda Galmudug iyo maayarka caasimadda ayaa dhagax dhigay Xafiiska howlgalinta mashruuca Nagaad,.